Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya, kaas oo looga gol-leyahay in lagu...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo isku xirta Dabakaaya Madow...

0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo isku xira Dabakaaya...

Golaha wasiirrada XFS oo mushaarkooda ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta

0
Kulanka shirka golaha wasiirrada ee XJFS ayaa mushaarkooda waxay ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta Al shabaab ee ka socda qabyo ka mid ah...

Xasan Gerdhuub oo Khawaajirta ka tirsana ayaa isku soo dhiibay dowladda

0
Xasan Xuseen Ibraahim oo Magac afgarashada looga dhex yaqaanay Khawariijta u ahaa (Gerdhuub) kana tisana mudo 5-Sano ah ayaa u qaabilsanaa qaybta Jabhada ee...

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo kulan la yeeshay sii hayaha safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Kulan la qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon,S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo kulan la qaatay guddiga arrimaha dibadda Mareykanka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Washington kula kulmay Guddiga Arrimaha Dibada Aqalka Golaha...

Yabooh oo kormeeray xaaladda amni ee Degmada Yaaqshiid

0
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Feysal Caraale Afrax ayaa...

Dhaqdhaaq ciidan oo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Koofur Galbeed

0
Xuddur: Dowlad goboleedka Koofur Galbeedka ayaa maanta deegaanka Washaaqo ee gobolka Bakool ku soo bandhigay ciidanka dadka deegaanka ah oo ka qeybgalaya dagaalka Khaawaijta. Gudoomiye...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Brussels kula kulmay Madaxwaynaha Golaha Midowga Yurub

0
Brussels: Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Brussels kula kulmay Madaxwaynaha Golaha Midowga Yurub Mudane Charles Michel. Labada Madaxweyne...

Wafdi ka socda Baarlamanka federaalka Soomaaliya oo shir uga qayb galaya dalka Angola

0
Luanda: Xoghayaha guud ee golaha aqalka sare ee Baarlamaanka JFS mudane Cabdinasir Ibraahim Guuleed oo uu wehliyo xoghaye ku xigeenka golaha shacabka mudane Maxaamed...