Maxkamadda Rafcaanka oo maanta dhegaysanaysa Dacwadda Mas’uuliyiin loo haysto Musuq maasuq
Maxkamadda rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta billowday dhageysiga dacwadahii musuqa ee rafcaanka laga qaatay.
Dacwadda ayaa loo heystaa eedeysanayaal ka tirsan Wasaaradda shaqaada iyo arrimaha...
Danjire Tarsan oo xaflad sagootin ah loogu qabtay Nairobi
Munaasabad sagootin ah ayaa loogu qabtay xarunta Wasaaradda Arrimaha dibedda ee dalka Kenya danjire, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ay u idlaatay muddadii uu...
Maamulka gobolka Banaadir oo kormeeray ganacsatada degmada Howlwadaag
Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyi gelinta maamulka gobalka Banaadir, Cabdicasiis Cismaan Maxamed oo xalay kormeer ujeedkiisu ahaa u kuur gelid dhanka ganacsiga iyo...
Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka oo la kulmay safiirka Ingiriiska
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda FS mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kula kulmay safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Michael Nithavrianakis.
Wasiirka iyo...
Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay 25-ruux oo ku biiri lahaa Khawaarijta
War-sxaafadeed ka soo baxay ha’yadda sirdoonka iyo nabad suggida Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in Hay’addu gacanta ku soo dhigtay 28 xubnood oo...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo guddoomiyey shir ku saabsan qaab-dhismeedka amniga Qaranka
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir wadatashi oo ku saabsan qaab-dhismeedka amniga Qaranka,...
Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeeray wasaaradda hawlaha guud
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kormeer ku tagay wasaaradda hawlaha guud iyo guriyeynta, si uu ugu kuurgalo hambsami...
Wasaaradda Arrimaha gudaha oo muqdisho ka furtay shir muhiim ah
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku daahfurtay Kulanka Dhamaystirka Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran oo socon doona muddo Seddex Cisho ah.
Kulankaan...
Waddada isku xirta Hobyo iyo Gaalkacyo oo ay daadadku gooyeen
Gaalkacyo-(SONNA)-Burbur xooggan ayaa gaaray Waddada isku xirta Gaalkcyo iyo Hobyo, gaar ahaan deegaanka Saqiiro oo magaalada Hobyo kaga beegan 15 km dhanka waqooyi, kadib...
guddiga gurmadka fatahaadaha oo la kulmay ganacsatada koofur galbeed
Baydhabo- Gudoomiyaha guddiga gurmadka fatahaadaha iyo qaar kamid ah xubnaha guddiga oo kulan laqaatay ganacsatada maamul goboleedka koonfur galbeed.
Kulanka ayaa looga hadlay sidii loogu...










