Wararka

Golaha wasiiradda oo ansixiyey hindise sharciyeedka Saybarka iyo Xeer nidaamiyaha Heya’adda Nabad sugida iyo...

0
Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo ku baaqay in la xoojiyo dadaada gurmadka fatahaadaha

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac iyo Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka Baarlamanka JFS ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Qaran...

Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa...

Shirka arrimaha qaab-dhismeedka Booliska oo maalintii 2-aad galay

0
waxaa maalintii 2-aad galay shirkii arrimaha Boliiska ee qaab-dhismeedka amniga Qaranka, kaas oo dowladaha xubnaha ka ah dowlada federaalka ah ay ku qeybsadaan 40-kun...

Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka oo soo xiraay wadatashi ku saabsan xeer-nidaamiyaha sharciyada hay’adda

0
Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed mudne Axmed Siciid Maxamed ayaa maanta u soo xiray Madaxda sare iyo Saraakiisha xirfadlayaasha ee hay’adda...

Ciidanka xoogga dalka oo maalintii labaad gurmad ka wada Baydhabo

0
Baydhabo- Qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maalantii 2-aad gurmad ugu sameynaya shacabka ay saameeyeen roobabkii ka da’ay Magaalada Baydhabo ee xarunta...

Gabar Soomaaliyeed oo Maraykanka ka noqotay duq magaalo

0
Naadiya Cabdirizaaq Maxamed ayaa ku guuleysatay kursiga golaha deegaanka ee Magaalada St Louis Park, ee gobolka Minnesota, iyadoo noqoneysa duqa magaaladaas. Naadiya Cabdirizaaq oo ah...

Fatahaadaha Webiyada iyo Daadadka oo saameyn weyn yeeshay (WARBIXIN) By Ruush Abdullahi November 8,...

0
Fatahaada Webiga Jubba oo ah tii ugu ballaarnayd ee sameeyo muddo ka badan 26 sano ayaa sababtay in kumanaan qoys ay ka barakacaan guryahooda,...

Wasaaradda Kalluumeysiga oo war-murtiyeed kasoo saartay shirka golaha maamulka iyo horumarinta kalluumeysiga

0
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee dowlaha xubanaha ka ah dowladda federaalka ayaa...

Baarlamaanka Turkiga oo dalkooda ka mamnuucay wax soo saarka shirkadaha taageera Isra’iil

0
Afhayeenka baarlamaanka Turkiga Numan Kurtulmuş, ayaa sheegay in baarlamaanka uu go’aansaday in aan la isticmaali karin Alaabaha ay soo saraan shirkadaha taageera gardarrada Isra’iil. Kurtulmus,...