Wasiirka Maaliyadda XFS oo magaalada Riyadh kula kulmay dhiggiisa Sacuudiga
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Riyadh ee caasimada dalka Sacuudi Carabiya ayaa kulan la qaatay dhiggiisa...
Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kulan la yeeshay Safiirka Turkiga
Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay safiirka Turkiga ee Soomaaliya Mudane Amb. Ibrahim M. Yagli
Gudoomiyaha iyo safiirka Safaradda Dalka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Riyadh
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Riyadh ee caasimadda Boqortooyada Sucuudiga, halkaasi oo uu kaga qayb galayo saddex shir...
Wasiir Khadija Almakhzoumi oo ku guuleysatay Abaalmarinta Africa Sustainability Outliers Award 2023
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Khadiija Mohamed Almakhzoumi ayaa ku guuleystay Abaalmarinta Africa Sustainability Outliers Award ee sannadka 2023.
Abaalmarinta ayaa...
Shirka hirgalinta heshiiska qorshaha Amniga Qaran oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey Shirkii Hirgalinta Heshiiskii Amniga Qaran ee Daadajinta Maamulka iyo Tayeeynta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Shirkaan ayaa socday sadexdii cisho ee...
Wasiir Abshir oo dalka Sacuudi uga qeyb galaya shirka Wasiiradda Arrimaha Dibedda Carabta
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya uga qeyb galaya shirar kala duwan oo...
Madaxweynaha JFS oo u ambabaxay magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka ambabaxay magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, isaga oo ku...
Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in 14 qof ay ku dhinteen fatahaadaha
Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada oo si weyn looga hadlay saamaynta ay geysteen fatahaadaha iyo daadadka ka...
Buundada Baardheere oo go’day ka dib fatahaad uu sameeyey Wabiga Jubba
Waxaa maanta go’day Buundadii Baardheere oo halbowla u ahayd isku socodka degmooyinka gobolka Gedo, ka dib markii ay saameen ku yeesheen Roobabka ka da’ay...
Wasiirka Waxbarashada XFS oo magaalada Paris uga qeyb galay Shirweynaha 42aad ee UNESCO
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha 42aad, ee...










