Wararka

30 Ruux oo ku dhintay, Nus Malyanna waa ku barakacday Daadadka (WARBIXIN)

0
Fatahaada Webiga Jubba oo ah tii ugu ballaarnayd ee sameeyo muddo ka badan 26 sano ayaa sababtay in kumanaan qoys ay ka barakacaan guryahooda,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray goobihii ay Biyo dhigeen Roobabkii ka da’ay Muqdisho

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer ku tagay goobaha ay biyo dhigeen roobabkii daadadka watay ee...

Ra”iisul wasaare Xamse: Xukuummadda Dan-qaran waxa ka go’an tayaynta Ciidanka Booliiska

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo Xalay ka qayb galay munaasabad casho ah oo Taliyaha Ciidanka Boolisku u sameeyey...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika

0
Riyaad:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka warbixiyey xaaladda dalka, fursadaha iskaashiga iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan Gaar ah la qaatay Ra”iisul wasaaraha Ethiopia

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Sacuudiga ayaa maanta oo Jimco ah kulan gaar ah la qaatay Ra’iisul...

Gobolka Banaadir oo howlo biyo dhaamin ah ka sameeyay waddooyin kamid ah Muqdisho

0
Agaasimaha Guud ee Waaxda Nadaafada iyo soo  celinta Bilicda Muqdisho Mudane Maxamed Suudi ayaa sheegay in dowladda hoose ee Xamar ay dadaal xoogan ugu...

Israa’iil oo lagu eedeeyay in ay weerareen isbitaallo ku yaalla Gaza

0
Israa’iil ayaa weerartay saddex isbitaal oo ku yaalla Gaza, oo ay ku jiraan xarunta caafimaadka ee ugu weyn, taasoo keentay wax u muuqday dhaawacyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Riyaad kaga qeybgalaya sadex shir oo muhiim ah

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray caasimadda Boqortooyada Sucuudiga ee Riyaad,halkaasi oo loogu sameeya soo dhoweyn...

Wasiirada Arrimaha Dibadda XFS iyo Sacuudi Carabiya oo saxiixay heshiis dhanka iskaashiga ah

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa Magaalada Riyaad heshiis iskaashi kula saxiixday dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudiga Mudane Faisal bin...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo ka hadlay saameynta Roobabka & daadadka

0
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa bulshada Soomaaliyeed kula wadaagay Twitter Space oo hadda loo yaqaan X Space warbixin...