Wararka

Ciidanka Xoogga oo Howgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka Baay

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howgal qorsheysan fuliyay deegaannada Adeegoow, Garaar, Warta Doolar, iyo Weeley, oo katirsan gobolka Baay. Taliyaha Ururka 46-aad Guutada 8-aad Qeybta...

Naadiyaasha Kubadda Cagta Dekeddaha iyo Gaadiidka oo u Safray Magaalada Baydhabo

0
Baydhabo:-Naadiyaasha Kubadda Cagta Dekeddaha iyo Gaadiidka ayaa maanta u safray Magaalada Baydhabo, halkaasi oo taariiqda markii ugu horaysay lagu ciyaarayo koobka Super Cabaha Soomaaliya...

Ku dhawaad 10 katirsan khawaarijta oo lagu khaarajiyay degmada Ceeldheer

0
Ku dhawaad 10 katirsan khawaarijta Alshabaab oo aay ku jiraan horjoogayaal ayaa lagu dilay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, sida uu SONNA u xaqiijiyay...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay Hanaanka tamarta Caafimaadka

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xumuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa ka qeybgalay kulan duceed gaar ah oo looga hadlayey Hanaanka...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo khudbad ka jeediyey Shir duceed la qaatay Madaxda Wasiirada Caafimadka...

0
Wasiirka Wasarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa khudbad ka jeediyey Shir duceed lagu casuumay Wasiirada Wasaaradaha...

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo warbixin ka dhageystay wafdigii ka...

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Yuusuf Maxamed Aadan oo hogaaminaya wafdiga Soomaaliya ayaa wasiirka warbixin ka siiyay ujeedka kulanka iyo waxyaabihii looga...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyaadh

0
Riyaadh- -Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalim Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi...

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee XFS oo kulan la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed ee...

0
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xassan Aadan ayaa kulan mihiim ah la yeeshay qaar ka mid...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalaya shirka Cop28 ayaa sheegay inay ka go’an tahay...

0
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ka qeybgalaya shirka Cop28 ee isbedalka Cimilada Adduunka...

Guddiga madaxa bannaan ee Hirgelinta Dastuurka Soomaaliya iyo Guddiga la socodka Dastuurka BJFS...

0
-Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegsita iyo Hirgalinta Dastuurka iyo Guddiga la socodka iyo hirgelinta Dastuurka ee BJFS ayaa maanta kulan ku yeeshay...