Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Fei Shengchao. Danjiraha Shiinaha ayaa madaxweynaha...

Dowladda Shiinaha oo taageertay DFS kana hortimid damaca Itoobiya ee Badda Cas

0
Dowladda Shiinaha oo markii ugu horreysay ka hadashay damaca dowladda Itoobiya ee Badda Cas, ayaa waxa ay taageero u muujisay dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada...

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya oo la kulmay danjiraha Hindiya

0
-Danjire Jabril Ibrahim Abdulle ayaa la kulmay H.E. Namgya Khampa, Danjiraha Hindiya u fadhiya Kenya. Labada masuul ayaa ka wada hadlay arrimaha laba geesoodka...

Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo xeer lagu dhiirigalinayo dhammaan Shaqaalaha dowladda soo saartay

0
Warqoraal ah oo ka soo baxay xafiiska re’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu yirii xukuumada federaalka Soomaaliya oo dhiirigelinaysa dhammaan Shaqaalaha dowladda waxay soo saartay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xaaladda gobolka kala hadlay Ergeyga midowga Yurub

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowyga Yurub  Marwo Annette Weber. Madaxweynaha iyo Egeyga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Bannaanbaxa

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Ku xigeenadiisa iyo Xoghayaha Guud ayaa kumanaan ka tirsan...

Dowladda iyo shacabka oo ka dhiidhiyay gardarada Itoobiya ee Damaca Badda (WARBIXIN)

0
Ra’iisul wasaaraha qar iska tuurka ah ee Ethiopia oo dhowrkii sano ee u dambeysa wajahaayay culeysyo Siyaasadeed oo uu kala kulmayay Dibada iyo Gudaha...

Wasiirka waxbarshadda Soomaaliya oo ka hadlay dibad baxa looga soo horjeedo damaca Itoobiya ay...

0
Wasiirka Waxbarashada XFS Faarax Cabdulqaadir oo Bannaan-baxa looga soo horjeedo damaca gurracan ee Itoobiya ayaa uga  qayb galaya Taalada daljirka Dahsoon ayaa sheegay in...

Bannaan-baxayo gilgilaya magaalada Muqdisho oo looga soo horjeedo damac Itoobiya ee doonista badda Soomaaliya

0
Bannaan-baxyadaan ayaa ka dhacay caasimada Muqdisho waxaana ay qayb ka ahayeen bannaan-baxayo maalmihii la soo dhafay ka dhacayay dalka,dowladda Soomaaliya ayaa shacabka ugu baaqday...

Ra”iisul wasaare Xamse oo ku biiray Mudaharaadka ka socda Muqdisho

0
Ra”iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda qaranka oo ku biiray Banaan baxa ka socda qaybaha kala duwan ee magaalada Muqdisho. Ra”iisul wasaaraha ayaa socod...