WAX QABAD LA MAHDIYAY IYO FIKRAD AAD U WANAAGSAN
Markii ugu horreysay waxaa soo muuqday feker aad u wanaagsan oo ay ka muuqato waalidnimo iyo u naxidda carruurta yaryar iyo ardayda taas oo...
MAS’ÚUL LA JECEL YAHAY AHOW WELIGAA
Uma jeedo in aad ahaato qof madax ah oo mar walba meel haya laakiin ujeedkeygu waa in aad leedahay dabeecad mas’uuliyadeed oo ay kaa...
Maamulka Degmada Hodan oo u dabaaldegay xayiraadda hubka ee laga qaaday Soomaaliya
Maamulka degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa qabtay shalay munaasabad lagu soo dhaweynayay laguna taageerayay go’aankii golaha ammaanka ee cunaqabateynta hubka looga qaaday Soomaaliya.
Munaasabadda...
CXD oo gurmad u sameeyey dadka ku dhaqan magaalada Buurdhuubo
Ururka 48aad guutada 10-aad Qaybta 43-aad Ciidanka Xoogga dalka ee fadhigoodu yahay magaalada Buurdhuubo ayaa howlo samata-bixin ah u sameeyay shacabka ay saameeyeen fatahaaduhu.
Ciidankaan...
Guddoomiyah SODMA oo dalka Imaaraadka ugu qeyb galay shirka Axdiga ka hortagga musiibooyinka
Dubai:- Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa ka qayb galay shirka Axdiga ka hortagga musiibooyinka kaas oo daba socday Shirka Isbedelka...
Amiirka Qatar oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Cusub ee Soomaaliya
Dooxa:- Amiirka dalka Qatar Tamim bin Hamad Al Thani ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Cusub ee Soomaaliya ee dalka Qatar Dr Maxamed...
Ciidanka Xoogga oo Howlgal sifeyn ah maalintii Labaad ka wada deegaano Ka tirsan Gobolka...
Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga deegaanka ayaa Howlgal sifeyn ah maalintii Labaad ka wada deegaano Ka tirsan Gobolka Hiiraan iyadoo Meydad ay qaadan waayeen...
‘Waxaad ku hamineysiyo waxa aan ka hadleyno walle waa kala haab’ (WARBIXIN)
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay fadhi ay yeesheen ayaa Soomaaliya looga qaaday cunaqabateynta hubka oo saarneed tan iyo 1992-kii. Tallaabadaan ayaa ah mid ay...
Danjire Abuukar Baalle” Waxaa jira dalal badan oo diyaar u ah in ay hub...
Danjire Abuukar Baalle ayaa sheegay in ay jiraan dalal badan oo diyaar u ah in ay Dowladda Soomaaliya siiyaan hub nooc walba leh iyo...
Ciidanka Xoogga oo Howgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka Baay
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howgal qorsheysan fuliyay deegaannada Adeegoow, Garaar, Warta Doolar, iyo Weeley, oo katirsan gobolka Baay.
Taliyaha Ururka 46-aad Guutada 8-aad Qeybta...










