Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degmada Hobyo

0
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo hoggaaminaya wafdi sare ayaa galabta gaaray degmada Hobyo ee Glgobolka Mudug. Wafdiga madaxweynaha ayaa ka kooban xildhibaannada...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo Baxreyn kaga qeybgalay kulan weynaha wadamada carabta iyo Jarmalka

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa magaalada Manama ee caasimada Boqortooyada Baxreyn kaga qeyb galay kulan...

Hiiraan:Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal ku soo qabtay dhagarqabe khawaarij ah

0
Balad weyne: Ciidamada Xoogga Dalka io kuwa Gobolka Hiiraan oo iskaashanaya ayaa gacanta ku dhigay dhagarqabe doonaayay inuu miino ku aaso wadada u dhaxeeya...

Hey’adda IMF oo lagu wdo in 13-ka bishaan ay dhameystirto deyn cafinta Soomaaliya

0
Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa la filayaa in toddobaadka soo socda ay si buuxda u ansixiyaan barnaamijka deyn cafinta lacagaha ee lagu leeyahay...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku baaqay in gacan laga geysto dib u dhiska...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Maddaale) ayaa ku baaqay in gacan laga geysto dib u dhiska goobaha laga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wafdi ka socday Turkiga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Dalka ku qaabilay khubaro milatari iyo saraakiil sarsare oo ka socday dalka aan...

Golaha Ammaanka oo maanta kulan ka yeelanaya arrimaha Gaza

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Jimco ah kulan ka yeesho dagaalka ka socda Gaza si loogu  codeeyo in...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Talyaaniga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga ay u soo magacawday Soomaaliya mudane Pier Mario Daccò Coppi...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo wada saxiixay cusbooneysiinta is-afgaradka difaaca MoU

0
Addis Ababa:- Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya mudane Abraham Belay ayaa si loo...

RW Xamsa oo sheegay in hay’adda Duulista Rayidka ay ku jirto hey’adaha ugu kobaca...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka qayb galay munaasabdda xuska maalinta Caalamiga ee Duulista rayidka, ayaa tilmaamay in...