Wararka

RW Xamsa oo sheegay in hay’adda Duulista Rayidka ay ku jirto hey’adaha ugu kobaca...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka qayb galay munaasabdda xuska maalinta Caalamiga ee Duulista rayidka, ayaa tilmaamay in...

Hay’adda SODMA oo shixnad gargaar mucaawino ah u dirtay degmada Mahadaay

0
Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta 30 gaadiidka nuuca xamuulka qaada ah oo sida shixnad gargaar mucaawino ah u dirtay degmada...

Wasiir Daa’uud oo sheegay in Soomaaliya ay gaartey heerka ugu sareeya ee maamulka hawada

0
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Da’ud Aweys Jaamac oo ka hadlay munaasabad lagu xusayey maalinta duulimaadyada Rayidka caalamiga ayaa sheegay in...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la yeeshay Safiirka Sweden ee Soomaaliy

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Joachim Waern oo...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo dhageysatay dacwad la xiriirta dalab ice-cream oo lagu dhacay...

0
Maxakamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwad la xiriirta dalab ice-cream oo lagu dhacay taleefoon. Eedeysane Haashin, wuxuu saaxiibkiisa u maleegay qorshe...

Madaxweynaha Kenya oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Amb Jabriil

0
Nairobi:- Madaxweynaha dowladda Kenya William Ruto ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Safiirnimmo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday dalka Kenya Mudane Jabriil Ibraahim...

Golaha Wasiirrada oo soo dhaweeyay go’aanka qaadista cunaqabateynta hubka

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay guushii taariikhiga ahayd ee qaadista cuna-qabateynta hubka, amniga dalka,...

Madaxweyne Xasan oo magacaabay Lataliyaha sare ee arrimaha Dastuurka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dastuurka oo...

In kabadan 30 Khawaarij ah oo lagu dilay gobalka Mudug

0
Dhuusamareeb:- In Ka badan 30 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgal qorsheysan oo Ciidanka deegaanku saaka ka fuliyeen deegaan dhanka Galbeed kaga beegan degmada...

Madaxweyne Xasan Sh. ayaa ku haminaya in sanad gudihiis lagu ciribtiro Al-Shabaab (WARBIXIN)

0
Soomaaliya ayaa heysata hal sano oo Al-Shabaab laga ciribtiri lahaa dalka, laguna soo afjari lahaa 17 sano oo dagaal ah, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...