Dowladda ingiriiska oo shaacisay boqol malyan oo lagu hormarinayo kaabeyaasha dhaqaalaha soomaaliya
London- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Mudane Rishi Sunak ayaa soo bandhigay sida Soomaaliya...
Milgo iyo Maamuus Qaran Macallin Baa leh
Maanta waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahay sanadguuradii 49-aad ee maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel kasta oo...
Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo la kulmay qaar ka mid ah Iskaashatooyinka Kalluumeysiga gobolka Banaadir
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah Iskaashatooyinka...
Guddoomiyaha SoDMA oo beesha caalamka ka codsaday in ay gargaar u fidiyaan dadka ku...
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa sheegay in doomihii ay u direen gobolka Gedo ay wax badan...
DOWLADDA INGIRIISKA OO SHAACISAY BOQOL MALYAN OO LAGU HORMARINAYO KAABEYAASHA DHAQAALAHA SOOMAALIYA
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Mudane Rishi Sunak ayaa soo bandhigay sida Soomaaliya ay...
Soomaaliya oo ka qaybgalaysa Shirka Isgaarsiinta Raadiyaha Adduunka
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya, Mudane Jaamac Khaliif, oo ay wehliyaan Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane Mustafa Yaasin Sheikh, iyo ku-xigeenka Mudane...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in DFS ay dhisayso buundooyinka burburay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda binu aadantinimo ee ka dhalatay roobabka daadadka...
Ciidanka Boliiska oo ka hortagay dhagar kooxda Daacish u soo maleegeen shacabka Soomaaliyeed
Ciidanka Hoggaanka Baarista Dambiyada dowlad goboleedka Puntland ee katirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hor tagay dhagar ay kooxda Daacish u soo maleegeen shacabka...
Israa’iil oo lagu eedeeyay in ay wadaan qorshe Falastiiniyiinta looga saarayo Gaza
“Barakaca Falastiiniyiinta ee Marinka Gaza waxay halis gelin doontaa nabadda, amniga iyo xasilloonida gobolka iyo caalamkaba”,sidaasi waxaa yiri afhayeen u hadlay wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo ka qeyb galay Munaasabad hambalyo loogu dirayey Mayor Naadiya
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo loogu hambalyaynayo guusha ay gaartay Naadiya C/risaaq Maxamed oo ku...










