Soomaaliya iyo Imaaraadka oo kala saxeexday heshiis Ceelal Biyo looga dhisayo Deegaanadii laga xorreeyey...
Wasiirka Tamarta iyo khayraadka Biyaha XFS Mudane Jaamac Taqal Cabaas, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa kulan mira-dhal ah oo diiradda...
Soomaaliya iyo Imaaraadka oo kala saxeexday heshiis Ceelal Biyo looga dhisayo Deegaanadii laga xorreeyey...
-Wasiirka Tamarta iyo khayraadka Biyaha XFS Mudane Jaamac Taqal Cabaas, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa kulan mira-dhal ah oo diiradda...
Ra”iisul wasaarihii Hore XFS Mudane Rooble oo hambalyeeyey ku biirista EAC
Raii’sulwasarihii hore ee XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyed ugu hambalyeeyey ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.
Qoraalka Raii’sulwasaraha ayaa u...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray hoggaanka Shirkadda Hormuud
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay guusha <span;>Soomaaliya ee billadda Hoggaamiyaha sanadka 2023-ka ee abaalmarinta Isgaarsiinta Adduunka.
Ra’iisul Wasaare Xamsa...
Xafiiska QM ee Soomaaliya oo hambalyo u diray Dowladda Soomaliya ee ku biiritaanka EAC
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo diiran oo ku aaddan in maanta Dalkeenu si rasmi ah u...
Wasiir Daa’uud oo ka hadlay Guusha Soomaaliya ay ka gaartay ku biirista EAC
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Aways Jaamac oo la hadlay warbaahnta Qaranka ayaa hadlay Guusha Soomaaliya ay ka gaartay ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomay kursiga xubinimada JFS ee EAC
Arusha:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) ayaa guddoomay...
Soomaaliya oo si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika
Soomaaliya waxaa si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika,kadib codeyn loo qaaday.
Dowladda Soomaaliya ayaa daddaal xoogan ku bixisay sidii...
Azerbaijan :Wasiiru-dawlaha Shaqada XFS oo saxiixay sharciga xarunta shaqada ee ururka Iskaashiga Islaamka.
Wasiiru-dawlaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yusuf Maxamed Aadan, ayaa magaalada Baku ee Jamhuuriyada Azerbaijan ku saxeexey sharciga xarunta shaqada...
Heshiiska Gaza oo bilaabmay kadib 7 isbuuc oo dagaal ah
Xabbad-joojin afar maalmood ah oo ay ku heshiiyeen Xamaas iyo Israa’iil ayaa Gaza ka dhaqan gashay markii ugu horreysay toddobo isbuuc oo ay socdeen...










