Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo gaaray magaalada Wargaadhi Shabeellaha Dhexe
Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin Caddow iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Wargaadhi ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ,wafdiga Taliyaha waxaa...
Golaha wasiirrada JFS oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii aan caadiga ahayn...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii aan caadiga ahayn ee Ururka...
Madaxweyne Hassan Sheekh Maxamuud oo qaabilay madaxa sirdoonkeena CIA Mareykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho ku qaabilay madaxa sirdoonkeena CIA-da, Mareykanka William Burns, kaas oo booqasho ku yimid magaalada...
Shil diyaaradeed oo ka dhacay Ceelbarde ee gobolka Bakool
Ugu yaraan hal ruux ayaa ku geeriyooday,qof kalena waa uu ku dhaawacmay kadib shil diyaaradeed oo maanta abaara 11:30 ka dhacay degmada Ceelbarde ee...
Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer safar ku tegay...
Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer safar ku tegay Kampala.
Danjire Hammer ayaa magaalada Kampala kaga qeyb galaya shir madaxeedka...
Dowladda Soomaaliya oo soo dhowaysay go’aankii Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aanka golaha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika uu ku muujiyey sida uusan goluhu marnaba u ogoleyn in lagu xad...
Dowladda Qatar oo si adag uga hor timid damaca Gurracan ee Itoobiya
Qatar:-Dowladda Qatar oo ka qeyb gashay shirka Golaha Jaamacadda Carabta ee heer wasiir, kalfadhigii aan caadiga ahayn ee shalay qabsoomay laguna lagu taageerayay Jamhuuriyadda...
Dowladda Imaaraadka carabta oo taageertay madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Imaaraadka Carabta Khalifa Shaheen Almarar ayaa ka qeyb galay kulan aan caadi ahayn oo maalinimadii shalay u...
‘waxaa la soo gaaray meeshii aad uga hari lahaydeen’ (WARBIXIN)
Sida ay xaqiijisay Haya’adda duulimaadyada Rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in duulimaad Lambarkiisu yahay 8372 ee Ethiopian Airlines oo aan fasax haysan ay hawada ka...
Madasha garyaaqannada Soomaaliyeed“Gobonnimada iyo Midnimadeeda dhuleeed ee JFS waa lama taabtaan”
War qoraal ah oo ka soo baxay Madasha Garyaaqannada Soomaaliyeed ayaa lagu yiri sida tan.
Madasha Garyaaqannada Soomaaliyeed oo ah madal ay ku midaysanyihiin xeeryaqaanka...










