Israa’iil oo ku fashilantay duqeynta Gaza iyo Caalamka oo doonaya xabbad-joojin
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh u meel mariyay qaraar aan la isku hallayn karin oo ku baaqaya xabbad-joojin...
Soomaaliya, UNSOS iyo ATMIS oo kala saxiixday heshiis saddex geesood ah
New York:-Waasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo qeyb ka ah wafdiga Madaxweynaha ayaa magaalada New York ee dalka Mareekanka Soomaaliya...
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay dadka ku nool degmada Jalalaqsi
Jalalaqsi:- Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa xalay gaadiid sida shixnad gargaar ah gaarsiisay degmada Jalalaqsi iyo tuulooyinka ku xeeran ee Gobolka...
Madaxweynaha JFS oo xarunta QM ku guddoomiyey Shirka Amniga Soomaaliya
New York:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu ku guddoomiyey Shirka Amniga...
Ra’iisal wasaare Xamsa oo guddoomiyey kulanka 2-aad ee golaha hannaanka casriyeynta iyo isbadalka Soomaaliya
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyay kulankii 2-aad ee golaha hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya ayaa sheegay in...
Shir looga hadlayo amniga Soomaaliya oo ka furmay magaalada New York
New York: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir guddoominayo shirka Amniga Soomaaliya oo goor-dhow ka furmay xarunta Qaramada Midoobay ee...
Guddoomiye Timacadde oo furay shir-sanadeedka Haweenka Xildhibaanada ah
Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha aqalka sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta furay shir-sanadeedka 4-aad ee Haweenka Xildhibaannada ah oo sanadkan...
Horjooge ka tirsanaa Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidamada Dowladda
Xudur:- Xubin ka tirsanaa kooxda Khawaarijta oo lagu magacaabo Cabdi Macallin Cabdulle ayaa maanta Isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Qeybta 60aad.
Cabdi...
Hay’adda Nabad Sugidda oo gacanta ku soo dhigtay 4 qof oo lagu eedeeyay dil
Dhuusamreeb:- Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee ku sugan Degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe, ayaa maanta gacanta ku dhigay 4 eedeysane...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Danjire Doodishe kula kulmay dalka Qatar
Doha:- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqday safaarada Dowladda JFS ku...










