Wararka

Maxay Deyn Cafinta uga dhigan tahay dalka & dadka Soomaaliyeed?

0
Waxaa goordhow lagu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyay deynta, taas oo ah tallaabo ka qeyb qaadaneysa xoojinta dhaqaalaha Qaranka iyo yareynta culeyska maaliyadeed ee...

Bangiga adduunka iyo IMF oo ku dhawaaqay in deyntii Soomaaliya laga cafiyey

0
Washington DC:- Bangiga adduunka iyo hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa si wada jir ah goor dhaw ugu dhawaaqay in Soomaliya laga cafiyey daynta,...

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo soo dhaweysay ansixinta qorshaheeda horumarinta amniga

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhaweyneysaa meel marinta iyo taageeridda Qorsheheeda Horumarinta Amniga ee Shirkii Amniga Soomaaliya ee ka dhacay New York shalay,...

Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay magaalooyin ka tirsan Galmudug

0
Camaara:- Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta shixnad gargaar ah u dirtay magaalooyinka Camaara iyo Wisil ee Dowlad-Goboleedka Galmudug iyo tuuloyinka...

Danjire Warfaa oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirada Maraykanka iyo Boortaqiiska ee Ethiopia

0
Addis Ababa:- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa Safaaradda JFS ee Ethiopia ku qaabilay dhiggiisa Dawladda Maraykanka ee Ethiopia Mudane...

Madaxweynaha JFS oo New York kula kulmay Ergeyga Qatar ee Shirka Amniga Soomaaliya

0
New York:- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Wasiirka...

‘Waa la kala dheereeyay Orodse ma ahan (WARBIXIN)

0
Qaadista Cunaqabateynta Hubka kadib, maxaa loo baahan yahay? Sua’ashaasi ayaa waxaa laga yaabaa inaad isweydiiso, haddaba si jawaab waafiya loo helo waxaan su’aashaasi hor...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo amar ku soo rogay gaadiidleyda magaalada Beledweyne

0
Beled weyne:- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan, Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow, ayaa kormeer ku tagay Buundooyinka iyo Wadooyinka ay saameyeen Fatahaadihii dhawaan ku Dhuftay magaalada...

Duqa Muqdisho oo booqday xarunta Expo Doha 2023

0
Doha:- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqday xarunta weyn ee Expo Doha...

Shirka Amniga Soomaaliya 2023: Dhacdo Taariikhi ah oo ku saabsan Amniga Soomaaliya

0
Shirka Amniga Soomaaliya oo 12-kii December 2023 ka dhacay Xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa ahaa shir looga hadlayay Amniga Soomaaliya. Waxaana shir...