Qariiradda EAC oo lagu daray tan Soomaaliya
Waxaa Isbadal lagu sameeyay qariiradda Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika kadib ku biiristii Soomaaliya waxaana lagu biiriyay qariiradda Soomaaliya.
Qariiradda ayaa markii hore aheyd sida...
Hay’adda SoDMA oo Laba doonyo oo sida shixnado gargaar ah u dirtay Puntland &...
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ayaa maanta Laba Doonyo oo sida shixnado gargaar ah u kala dirtay deegaanada dowlad-goboledyada Puntland iyo Jubbaland.
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka...
Sidee ayay saaxiibada Soomaaliya uga falceliyeen go’aankii taariikhiga ahaa ee deyn cafinta?
Tan iyo markii shalay Hey’adda Lacagta Adduunka IMF iyo Baanka Adduunka ay ku dhawaaqeen in Soomaaliya laga cafiyay deyn dhan 4.5 bilyan oo doolarka...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga gobolka Baay
Howlgalkan ay fuliyeen ururka 154-aad Ee guutada 8aad ee qeybta 60aad Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa laga fuliyey Saaxada Raaxole, Gaanuwaay, Degolool, Banyaal, Biilale,...
Taliyaha CXD oo ka qeyb-galay shirka taliyayaasha Ciidamada Military-ga ee isbaheysiga dalalka islaamka
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibrahim sheekh Muxudiin ayaa magaaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudiga kaga qeyb-galay shirka taliyayaasha Ciidamada Military-ga ee isbaheysiga...
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay ku simaha Xoghayaha Difaaca Maraykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalla Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington,ku simaha Xoghayaha...
Ciidanka Xoogga oo howgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Baraag Cali Guduud
Deegaanka Baraag Cali Gaduud oo hoostagta degmada Xarar-dheere ee gobolka Mudug kagana beegan 31 Km dhanka koonfureed ayaa ciidanka xoogga dalka waxaa ay ka fuliyeen...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta ka tirsan hay’adda Lacagta IMF...
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo kula qaatay xarumahooda magaalada Washington ee dalka Mareykanka mas’uuliyiinta ka tirsan hay’adda Lacagta Adduunka...
Soomaaliya oo u dabaaldegaysa “guul taariikhi ah” ka dib markii laga cafiyay $4.5 bilyan...
Washington DC:- Sanduuqa dhaqaalaha Adduunka oo magaciisu loo soo gaabiyo IMF iyo Bangiga Adduunka qaybta IDA (oo bixiyo deyn aan dulsaar lahayn iyo gargaar...
Guddoomiye Sheekh Aaden Madoobe oo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Deyn cafinta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Barnaamijka Deyn-cafinta...









