Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Bulshada Rayidka ka dhegaystay tallooyin ku aaddan hiigsiyada Qaran

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ballaarinaya latashiyada ku aaddan xaqiijinta hiigsiyada dalkeenna ayaa kulamo la qaatay dhallinyarada, aqoonyahanka iyo hormuudka...

Ciidanka xoogga iyo kuwa Deegaanka ayaa Howlgal khasaaro lagu gaarsiiyey khawaarijta ka fuliyay Bariga...

0
Galgaduud:-Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Deegaanka ayaa Howlgal khasaaro lagu gaarsiiyey khawaarijta ka fuliyay Bariga Gobolka Galgaduud. Howlgalkaan oo dhacay xalay ayaa lagu bartilmaameydsaday fariisin...

Ra”iisul wasaare Xamse oo kulan la qaatay Bulshada Kismaanyo

0
Kismaayo:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo xalay kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Kismaayo,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Kismaayo ka daah furay saddex mashruuc

0
Kismaayo:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Kismaayo ku daah furay saddex mashruuc oo la xiriira xalka-waara iyo yareynta...

Madaxweynaha JFS oo furay shirka hannaanka diyaarinta hiigsiga qarni-jirka Soomaaliya

0
Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka hannaanka diyaarinta hiigsiga qarni-jirka Soomaaliya ee 2060-ka. Shirkan...

Maxkamadda CQS oo xukun ku riday Askari ka tirsan ciidanka Booliska

0
Dable Boolis Cabdi Kaafi Nuur Yuusuf ayaa loo soo xiray dil bareer ah u geystay marxuum Cali Cabdi Cali falkaas oo kadhacay xaafadda Macalim...

Shiinaha wuxu taageeraya nabadda, caddaalada iyo isku dayga xalk siyaasadeed ee qadiyadda Falastiin

0
Collaada Falastiin iyo Isra’il waxa nasiib daro ku naf-waayey in ka badan 10’000 oo ruux, welina tirada dhimasha way sii kordheysaa maalinba maalinta ka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeeray qeybaha kala duwan ee Isbitaalka guud ee Magaalada Kismaayo

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo. Waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu warbixinno...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Caafimaadka jubbland

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre  oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam  ayaa xarigga ka jaray dhismaha...

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay qeybo kamid ah xaafadaha degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan

0
Wararka naga soo gaaraya degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in xaafadaha qaar ee degmadaasi oo ku fatahay wabiga shebeelle oo...