Wararka

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee...

0
:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud...

Amiirkii Dalka Kuwait oo maanta ku dhintay da’da 86-sano jir

0
Amiirka Kuwait Sheikh Nawaf al-Ahmad al-Jaber al-Sabah ayaa ku geeriyooday da’da 86,sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay maxkamadda boqortooyada oo laga sii daayay telefishinka...

Wasiirka Waxbarashada XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Sheegay in dowladda ay dhiiri-gelinayso maal-gashiga gudaha iyo kuwa...

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhiiri-gelinayso maal-gashiga gudaha iyo kuwa caalamiga ah, si...

Sanadka 2023-ka waa sanad guul u ah Soomaaliya (WARBIXIN)

0
Sanad iyo todobo bilood kadib, maxaa Dowladda Soomaaliya u qabsoomay?, su’aashaasi jawaabteed looma fakirayo, muddo badanna kaa qaadan meyso helidda jawaabteeda, balse aan soo...

SHEEKO DHEX MARTAY NABI MAXAMED CSW IYO NIN REER BAADIYA AH

0
waa sheeko dhex martay nabi maxamed csw iyo nin reer baadiya ah oo yiri: alle waan xisaabin hadduu i xisaabiyo iyo jawaabti xag alle...

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kula la qaatay qaar kamid ah wasiiradda Gargaar ee Dowlad...

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu ku qaabilay  Qaar kamid ah Wasiirada Wasaaraddaha...

ILAALINTA BALLANTU WAA MAS’UULIYAD MUHIIM AH (SHEEKO QIIRO LEH)

0
Nin Taajir ahaa oo xubin ka ahaa dabaqada Maal-qabeenka sare ee dalka Ruushka ayaa daaqadda Gurigiisa ka arkay nin guri la’aani ay u raacday...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Howlah Guud XFS oo gaaray Magaalada Baydhabo

0
Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Howlah Guud XFS Mohamed Cali Maxamuud,oo ay qeyb ka yihiin Wasiirada Howlaha Guud ee Dowlad Goboleedyada Dalka ayaa...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka dhan ah khawaarijta kawada degaanno dhaca koonfurta Gobolka Mudug

0
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Darawiishta Galmudug  ayàa howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka wada degaanno katirsan koonfurta Gobolka Mudug. Saraakiisha Ciidamada xoogga ayaa saaka...