Wararka

Sanadka 2023-ka waa sanad guul u ah Soomaaliya (WARBIXIN)

0
Sanad iyo todobo bilood kadib, maxaa Dowladda Soomaaliya u qabsoomay?, su’aashaasi jawaabteed looma fakirayo, muddo badanna kaa qaadan meyso helidda jawaabteeda, balse aan soo...

SHEEKO DHEX MARTAY NABI MAXAMED CSW IYO NIN REER BAADIYA AH

0
waa sheeko dhex martay nabi maxamed csw iyo nin reer baadiya ah oo yiri: alle waan xisaabin hadduu i xisaabiyo iyo jawaabti xag alle...

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kula la qaatay qaar kamid ah wasiiradda Gargaar ee Dowlad...

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu ku qaabilay  Qaar kamid ah Wasiirada Wasaaraddaha...

ILAALINTA BALLANTU WAA MAS’UULIYAD MUHIIM AH (SHEEKO QIIRO LEH)

0
Nin Taajir ahaa oo xubin ka ahaa dabaqada Maal-qabeenka sare ee dalka Ruushka ayaa daaqadda Gurigiisa ka arkay nin guri la’aani ay u raacday...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Howlah Guud XFS oo gaaray Magaalada Baydhabo

0
Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Howlah Guud XFS Mohamed Cali Maxamuud,oo ay qeyb ka yihiin Wasiirada Howlaha Guud ee Dowlad Goboleedyada Dalka ayaa...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka dhan ah khawaarijta kawada degaanno dhaca koonfurta Gobolka Mudug

0
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Darawiishta Galmudug  ayàa howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka wada degaanno katirsan koonfurta Gobolka Mudug. Saraakiisha Ciidamada xoogga ayaa saaka...

TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTII 63-AAD)

0
Gabdhihii ergada ahaa baa adduun qasay Waa dumar iyo war jecliye, arrintii in ay qariyaan la isku ogaa bay oodda ka qaadeen afartoodii baa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qeybgalay Munaasabadda dabbaaldaga Shirkadda Hormuud

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa ka qeyb galay xafladda dabbaaldegga shirkadda Hormuud oo...

Madaxweynaha JFS oo Uganda ku saxiixay heshiiska ku biiritaanka dallada bulshada bariga Afrika (EAC)

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Entebbe ee dalka Uganda ku saxiixay heshiiska ku biiritaanka Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC). “Maanta waa wakhtii...

Horjooge ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka

0
Axmed Mursal Maxamed oo looga yaqaanay Khawaarijta dhexdeeda (Qulaan) unaa qaabilsanaa arrimaha xooraanka ayaa isku soo dhiibay Ciidanka hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka ee ku...