Soomaaliya oo dib u hanatay xuquuqdeedii baahinta Dayax gacmeedka Isgaarsiinta
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ku guulaysatay soocelinta xaqa ay Soomaaliya u leedahay in ay hesho khayraadka meeraha dayax-gacmeedka baahinta isgaarsiinta. Guushan, oo tilmaamaysa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay dhiggiisa Dalka Sacuudi Carabiya
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Magaalada Riyaad kulan kula yeeshay dhigiisa Dalka Sacuudi Carabiye S/Guud Fayyadh bin Hamed Al-...
Soomaaliya iyo Jarmalka oo kala saxiixday Mashruuc lagu maalagalinayo ilaaha wax-soo-saarka ee dalka
Waxaa Iska kaashanaya barnaamijkan dowlaha Soomaliya oo ku matalayso Hay’adda Gargaara iyo jarmalka oo ka wakil ah Banigga horumarinta (KWF), iyada oo hadafka laga...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanka Baanka Adduunka iyo IMF ee deyn cafinta Soomaaliya, isla markaana hambalyo u...
Israa’iil oo sheegtay in dagaalka ay kula jirto Xamaas uu socon karo dhowr bilood
Wasiirka Difaaca Israa’iil Yoav Gallant ayaa u sheegay la taliye Jake Sullivan oo ka socda mareykanka in milatariga Israa’iil ay u baahan yihiin wax...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhoweeyay Yugaandha
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Yuganda,halkaasi oo loogu sameeyay soo dhoweyn...
Qariiradda EAC oo lagu daray tan Soomaaliya
Waxaa Isbadal lagu sameeyay qariiradda Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika kadib ku biiristii Soomaaliya waxaana lagu biiriyay qariiradda Soomaaliya.
Qariiradda ayaa markii hore aheyd sida...
Hay’adda SoDMA oo Laba doonyo oo sida shixnado gargaar ah u dirtay Puntland &...
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ayaa maanta Laba Doonyo oo sida shixnado gargaar ah u kala dirtay deegaanada dowlad-goboledyada Puntland iyo Jubbaland.
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka...
Sidee ayay saaxiibada Soomaaliya uga falceliyeen go’aankii taariikhiga ahaa ee deyn cafinta?
Tan iyo markii shalay Hey’adda Lacagta Adduunka IMF iyo Baanka Adduunka ay ku dhawaaqeen in Soomaaliya laga cafiyay deyn dhan 4.5 bilyan oo doolarka...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga gobolka Baay
Howlgalkan ay fuliyeen ururka 154-aad Ee guutada 8aad ee qeybta 60aad Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa laga fuliyey Saaxada Raaxole, Gaanuwaay, Degolool, Banyaal, Biilale,...









