Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay dalka dib ugu soo laabtay kaddib safaro shaqo oo mirodhal ah oo uu ku...
Taliyaha ciidanka Dhulka oo gaaray deegaannadii laga saaray Khawaarijta ee Mudug
Taliyaha ciidanka Dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle oo ay wehliyaan guddoomiyaha gobolka Mudug iyo mas’uuliyiin kale ayaa booqday deegaanka Shabeeloow iyo Miyiga hoos yimaada...
Wasaaradda Isgaarsiinta XFS oo Muqdisho ku qabatay kulan ku saabsan adeegsiga Tiknoolojiyadda casriga ah
Wasaaradda Isgaarsiinta Iyo Teknoolojiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho maanta ku qabatay kulan wadatashi ah oo ku saabsan siyaasadda adeegsiga Tiknoolojiyadda casriga ah (Digital...
Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo kulan la yeeshay madaxa howlgal midowga yurub ee tayeynta Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa Xafiiskiisa kulan ku qaatay wafti uu hoggaaminayo Madaxa...
Ciidanka ATMIS oo 16 sano ka dib ka guuraya Madaxtooyada Qaranka
Ciidanka ATMIS ee howlgalka kala guurka ah oo muddo 16 sano ah qeyb ka ahaa sugidda amniga Xafiisyada Madaxweynaha, Baarlamaanka iyo Ra’iisul wasaaraha ayaa...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday 2-ka tirsan khawaarijta Daacish
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun min 8 sano oo xabsi ciidan ah ku riday Cabdiqani Aadan Cali (Cilmi) iyo Axmed Cali Diiriye...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee...
:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud...
Amiirkii Dalka Kuwait oo maanta ku dhintay da’da 86-sano jir
Amiirka Kuwait Sheikh Nawaf al-Ahmad al-Jaber al-Sabah ayaa ku geeriyooday da’da 86,sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay maxkamadda boqortooyada oo laga sii daayay telefishinka...
Wasiirka Waxbarashada XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Sheegay in dowladda ay dhiiri-gelinayso maal-gashiga gudaha iyo kuwa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhiiri-gelinayso maal-gashiga gudaha iyo kuwa caalamiga ah, si...










