Wararka

Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda Suudaan oo taageero loogu muujiyey DFS

0
Khartoum:- War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Suudaan ayaa looga hadlay Xadgudubka dowladda Itoobiya ee gobnimada iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo lagu...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo shirguddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka. Kulanka Guddiga...

Dibadbax looga soo horjeedo xadgudubka Itoobiya oo lagu qabtay Warsheekh

0
Shacabka Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa isugu so baxay banaabax ay kaga so horjeedaan damaca Madaxda Itoobiya ku dooneyso qeyb kamid ah...

Xildhibaanada gobolka waqooyi Bari ee Kenya oo cambaareeyay xadgudubka Itoobiya ee gudah Soomaaliya

0
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya ayaa cambaareeyay xadgudubka Itoobiya kula kacday madax banaanida dhuleed ee JFS Isla markaana waxaa ay ugu baaqeen QM,...

Shirka Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka,xag amni, siyaasadeed iyo xad-gudubka...

0
Shirka Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka, xag amni, siyaasadeed iyo dhaqaaleba – gaar ahaan xadgudubka dowladda Itoobiya ee is afgarad...

Ururka iskaashiga Islaamka oo walaac ka muujiyay xad-gudubka Itoobiya ee gudaha Soomaaliya

0
Warqoraal ah oo ka soo baxay  Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa si cad loogu diiday heshiiskii is afgaradka ahaa ee dhex-maray dowladda Itoobiya...

Mareykanka oo walaac ka muujiyay xadgudubka Itoobiya ee gudaha Soomaaliya

0
Afhayeenka Wasaarada Arimaha dibadda Mareykanka Matt Miller ayaa sheegay in dowlada Mareykanka ay aqoonsan tahay qaranimada iyo madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya taas oo ku...

Midowga Afrika oo ku booriyay Soomaaliya iyo Itoobiya inay si nabad ah ku xalliyaan...

0
Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat wuxuu si dhow ula socdaa xiisadda ka dhalatay heshiiska ay kala saxiixdeen Itoobiya iyo gobolka Soomaaliyeed ee...

Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS oo mamnuucay in hubka lala soo galo Stadium Muqdisho

0
Warqoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS ayaa lagu yirii:-wasaaradda  dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS waxay ammaan iyo bogaadin u soo...

Banaanbax looga soo horjeedo damaca Ethiopia ee Badda Soomaaliyeed oo mar kale ka dhacay...

0
Kumannaan dadweyne ah oo ka careysan damaca Dowladda Ethiopia ee Badda Soomaaliya ayaa caawa isugu soo baxay waddooyinka Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Dadweynaha isu soo...