Wararka

Madaxweynaha JFS oo Ururka Jaamacadda Carabta uga mahadceliyay mowqifka ay ku taageereen madaxbannaanida Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Al-qeyd ayaa ku bogaadiyey dalalka iyo...

Mudaneyaasha Golaha Shacabka oo akhrinta 1-aad mariyay hindise sharciyeedyo muhiim ah

0
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Marwo. Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta shir guddoomisay kalfadhiga 4-aad kulankiisa 11-aad ee Golaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magaalada Qaahira kula kulmay Imaamka Al-Azhar ee Sheekh Axmed El-Tayeb

0
Qaahira- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee Magaalada Qaahira ayaa la kulmay Sheekh Axmed Maxamed ...

WELIGAA HA KU CEL CELIN KELMADDA ANIGA

0
Dunida waxay ku dhisan tahay iskaashi iyo gacmo wadajira ..ma jiro qof keligii istaagi kara ..wax walba wax baa tiiriya oo Kaaba . Mindida afkeeda...

MAXAY TAHAY MUHIIMADDA AY LEEDAHAY QAADISTA CUNAQABATEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA?

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa toddobaadkii hore u codeeyey in la qaado cinaqabateyntii hubka ee saarneyd dowkadda Soomaalia iyo ciidamada ammaanka taas oo...

DAANYEERKA AMA KAROWGA OO KU SOO BADANAYA XAAFADAHA MUQDISHO

0
Marka ugu horreysa daanyeerka ama karowga waa xayawaan ka mid ah xayawaannada ku nool dunida oo dhan gaar ahaan soomaaliya. Karowgaan ayaa ku kala nool...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS: Somaliland waxay ka mid tahay Soomaliya mana geli karto heshiis...

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac oo wareysi siiyey Idaacadda iyo Telefishinka Turkiga ee TRT ayaa ka hadlay damaca gurracan...

‘Soomaaliya hal Albaab ayay leedahay’ (WARBIXIN}

0
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga ku wehelinaya shirkan ayaa u soo bandhigay Hoggaamiyeyaasha IGAD iyo diblumaasiyiinta Gobolka xadugudbka Itoobiya...

Duqa Muqdisho oo sheegay in barashada farsama gacanta ay ka mid tahay wax yaabaha...

0
-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in barashada farsama gacanta ay ka mid tahay wax yaabaha...

QOYSASKA SOOMAALIYEED MAXAA BURBURIYA?

0
Guurku waa sunno sida uu noo sheegay Rasuulkeenna NNKH, qofkana wuxuu guursan karayaa markuu qaangaaro rag iyo dumar ba, iyadoo wanaagga guurka aanan la...