Wararka

Wasiir ka tirsan maamulka Muuse Biixi oo iscasilay

0
Wasiirkii maamulka Muuse Biixi ugu magacawnaa Gaashaandhigga Cabdiqani Caateeye ayaa caawa iska casilay xilkiisa,sida uu goordhaw baahiyey Talefeshinka Horyaal ee fadhigiisu yahay magaaladda Hargeysa...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan la yeeshay Raktarka Jaamacadda Ummadda

0
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa kulan la yeshay Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xasan...

General Gacma-duule”Qofkii soo dilo xubin Khawaariijta ka tirsan labo kun oo dollar ayuu leeyahay”,

0
Generaal Cali Caraaye Cosoble ( Gacma-duule) oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo uu weheliyo Khaliif Cumar Macallin Nuur ayaa dhiiragelin u sameeyay...

Wasiiradda iyo Xildhibaanada labada Gole Baarlamaan JFS ee Gobolka Awdal oo Digniin adag ka...

0
Wasiiradda iyo Xildhibaanada labada Gole Baarlamaan ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kana soo jeeda Gobolka Awdal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa...

Dhalinyaradda Deegaanka Lughaya oo hubka qaatay

0
Dhalinyaradda Deegaanka Lughaya oo maanta dhigay Banaan bax ay ku diidan yihiin in Deegaankooda la siiyo Itoobiya ayaa la soo baxay hubkooda iyagoo sheegay...

Wasiir Saajin”Itoobiya waxay rabtaa dhul ay qabsato”

0
Wasiirka Ganacsiga maamulka Somaliland Maxamed Xasan Saajin oo hore uga hadlay damaca liita ee dowladda Itoobiya ee dhulka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ujeedka ka...

Xukunka Koox isku Xiran oo Muqdisho iyo Daafaheeda Dilal & Arbushaad ka Gaysan jirtay

0
Maxkamadda Sare ee Ciidamada ayaa mar kale xukunno kala duwan ka soo saartay Koox loo haystay Argagixisanimo, waxa ay ka wada shaqeeyeen Dilal qorshaysan...

Banaan-baxyo balaaran oo ka socda magaalada Boorame ee gobolka Awdal

0
Shacabka magaalada Boorame ee gobolka Awdal ee Waqooyiga Soomaaliya ayaa maanta dhigay bannaabax ballaaran oo ay kaga soo horjeedaan damaca Ethiopia ee qeyb kamid...

Ciidanka Xoogga oo hawlgal qorshaysan ku dilay 26 dhagar qabe

0
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa Duqeyn ku dilay 26 dhagar qabe oo Khawaarijta ka tirsan kuwaas oo uu ku jiro...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga burinta is afgaradka Itoobiya iyo maamulka Somaliland

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland, kaas oo...