Taliyaha Ciidanka Boliiska oo ku baaqay in loo midoobo soo afjaridda kooxaha nabad-diidka
Hadii aannan Khawaarijta ka adkaan oo laga tirtirin dalka majirto hormar aan gaari karno, waana in aan u midownaa soo afjaridda kooxaha Al-Shabaab ,sidaasi...
Duqeyn weli ku socota Gaza iyo Isra’el oo diidan dowlad ay yeelato Falastiin
Ciidamada Israa’iil ay weeraro iyo duqeymo ka fuliyeen goobo ku dhow cisbitaalka Khan Younis’s Nasser ,halkaasi oo ay ka carareen kumanaan ruux,sida,sida uu ku...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Urur Goboleedka IGAD oo Shir Madaxeedkii 42-aad ku qabtey magaalada Kampala ayaa si adag u taageeray qaranimada iyo madaxbanaanida dhuleed ee Somalia, isla...
Farriin ku socota kooxaha khawaarijta
“Waxaa dhacay Gabalkii khawaariijta, bal daawo sida dhalinyaraddu ay uga soo baxsanayaan khawaariijta, isukuna soo dhiibayaan Dowlada soomaliya iyagoona ka’faaideysanaayo cafiska madaxweynaha.
Hadii aad dooneyso...
Shirka Igad oo laga soo saaray warmurtiyeed xambaarsan dhowr qodob oo muhiim ah
Ururka waxa uu aad uga walaacsannahay is-bedellada cusub ee ku yimid xiriirka u dhexeeya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee Itoobiya iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
IGAD...
Dalalka ku mideysan IGAD oo taageeray midnimada & madaxbaannanida JFS
Kampala :- Madaxda Urur-Goboleedka IGAD oo dhagaystay mowqifka adag ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeeyey mowqifkooda ku aaddan faro-gelinta Dowladda Itoobiya ee ka dhanka...
Madaxda IGAD oo ka soo horjeestay damaca Itoobiya
Kampala:- Madaxda Urur goboleedka IGAD oo meel uga soo wada jeestay xadgudubka dowladda Ethiopia ay ku sameysay madax banaanida dhuleed ee JFS.
Shir Madaxeedkii 42...
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka oo maanta ka dooday damaca Itoobiya ee Badda Cas
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Mudane Cabdullaahi Cumar...
Kampala oo maanta martigalisay shirka IGAD xilli dowladda Itoobiya ay awoodiwaysay ka qeyb galka...
Kampala:- Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxaa maanta ka furmay Shirka Urur goboleedka IGAD oo loooga hadlayo qodobo ay ugu muhiimsanyihiin xadgudubka Ethiopia...
Diyaarad ka diiwaan-gashan dalka Thailand oo dib looga celiyay isticmaalka hawada Soomaaliya
Warsaxaafadeed ay soo saartay hay’adda duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu yiri sida tan:-hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ,iyadoo gudanaysa waajibaadkeeda shaqo maanta oo Khamiis ah....










