Wararka

SIDEE SI BUUXDA UGA HORTAGI KARNAA FAKARKA XAGJIRKA AH?

0
Qarnigaan aynu ku jirno ee 21ka adduunka waxaa ku soo batay afkaaro kula duwan oo xagjir ah haba ugu badnaadaan kuwa diimaha gabaadka u...

TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTII 65-AAD)

0
Aw-Mukhtaar kama hoos qaadin caradii haysay baa caqligiisa indha-tirtay erayadiisii eedeynta iyo canaanta ahaa buu ku sii tiiqsaday, ilaa uu Xaaji Muuminna markiisa sara...

SHEEKO GAABAN OO DHEX MARTAY NIN IYO XAASKIISA

0
Nin ayaa guursaday Gabar, wuxuu ula noolaa si deggan oo fiican, wuxuu ahaa nin aamusan oo aan hadal badneyn. Biilka iyo nadaafada si fiican...

NINKII DADKA DAAWEYN JIRAY.

0
Beri baa waxay saboolnimo dhibtay nin, si wala hadduu yeelay noloshiisa caadiga ahyd wuu maareyn waayey, markii dambe si xun intuu u fekeray ayuu...

SOO KABASHO DHAQAALE EE DALKEENA

0
Adduunyada waa harka labadiisa galin dhaqaaluhuna waxaa ku yimaada isbaddallo soo kabashada dhaqaalahana waxa uu u baahan yahay waxqabat badan iyo dadaal si taasi...

DALAGGA DALKEENA DEEQ NOOGU FILAN

0
Soomaaliya waxa ay leedahay dhul-beereed xadigiisa lagu qiyaasay 8.9 malyan oo hektar, taas oo dalkeena ka dhigaysa in uu leeyahay carro-san oo ku wanaagsan...

NISA oo hawlgal ku dishay Toddoba dhagar qabe oo ka tirsanaa Khawaarijta

0
Ciidanka Haya’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Soomaaliya ee Caalamiga ah ayaa hawlgal qorshaysan ku dilay Toddoba dhagar qabe oo ka...

Madaxweynaha JFS oo gaaray Masar

0
Qaahira:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ajiibay martiqaad rasmi ah oo uu u fidiyey dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi ayaa...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan casho sharaf ah la qaatay maamulka dugsiga gabdhaha Agoonta

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Maamulka, Macalimiinta iyo Ardeyda Dugsiga...

Xasan Sheekh”Cawaaqib xumada ka dhalan karta heshiiska is-afgaradka ah waxa ay fursad siinaysa argagixisad”

0
Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka ay yeesheen  hoggaamiyaasha dalalka isbaheysiga dhex dhexaad ka ah (NAM) ayaa...