Wararka

Bukaankii ugu horeeyay oo qaliinka wadnaha dalka gudihiisa loogu sameeyay

0
Cisbitaalka tababarada iyo cilmi-baarista Recep Tayyip Erdogan (Ex-Digfeer) ee magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay gudaha dalka ka fuliyay qaliin lagu guuleystay oo dhanka...

Kulanka wadajirka ah ee golayaasha Baarlamaanka oo looga dooday cutubka 4-aad ee Dastuurka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatey ciidamo ka tirsan kumandoska Danab oo dalka Kenya uga soo qeybgaley dhoolatus milateri oo ilaa...

Wasiir Daa’uud: oo ka hadlay guulihii u dambeeyey ee Dowladda Soomaaliya gaartay

0
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuummadda Federaalka Soomaaliga Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wakiilka Midowga Afrika Amb Souef Mohamed El-Amine oo maanta si wadajir...

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka cusub ee UNHCR...

0
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Isaak Maxamuud Mursal, ayaa Talaadadii Muqdisho ku qaabilay wakiilka cusub ee loo soo magacaabay Guddiga...

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo degaanka Janaale gaarsiisay deeq raashin ah By Aadan Sooyaal March...

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,  ayaa maanta waxa ay degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada hoose u dirtay Doonyo sida shixnado mucaawino gargaar...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo gaaray Paris

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa gaaray Magaalada Paris ee dalka Faransiiska, halkaas oo uu u tagay dhameystirka iyo wada...

Ceeldheer oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

0
Tartamayaasha Degmada Ceeldheer ayaa xalay u gudbay wareegga 2-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka,kadib markii ay ka badiyeen  tartamayaashii Degmada Howlwadaag. Tartankaan ayaa ku soo...

Madaxweynaha JFS oo kulan afur ah la qaatay ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah kula qaatay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed oo...

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay wasiirada arrimaha gudaha dowlad goboleedyada

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda FS mudane Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay wasiirrada arrimaha gudaha dowlad goboleedyada dalka oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo...