Wasiirka Maaliyadda XFS: Waxaan si dhow ula shaqeyn doonnaa saaxibbada caalamka ee Soomaaliya ku...
ššš¬š”š¢š§š ššØš§ šš- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ku boorriyay hayāadaha maaliyadda caalamka...
Raāiisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo qaabbilay orodyahan Cabdullaahi Jaamac
Raāiisul Wasaare ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ah Orodyahan Soomaaliyeed oo guul ka soo hooyey...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Finland u...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya mudane Cali Yuusuf (Cali- Xoosh ) ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan isbarasho ah...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Deegaanka oo xilka loo dhaariyay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Deegaanka...
Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo xilka la wareegay
Raāiisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Raāiisul Wasaaraha XJFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo...
Saraakiil ka tirsan Booliska Turkiga oo soo gaaray Muqdisho
Taliye Xigeenka Boliiska S/Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa airportka Aden Cadde ee Magalada Muqdisho ku soo dhaweeysay Madaxa Xiriirka arrimaha dibedda ee Ciidanka Boliiska...
Wasaaradda Kalluumeysiga oo Muqdisho ka daahfurtay aqoon is-weydaarsi ku saabsan isku dubaridka dhaqaalaha baluugga...
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqalaha Buluugga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Urur goboleedka IGAD ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay aqoon is weydaarsi ku saabsan...
Soomaaliya iyo Koofur Afrika oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Pretoria- Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Koofur Afrika Amb; Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa kulan la qaatay Wasiirka arrimaha dibedda ee South Afrika...
Hayāadda SoDMA oo gargaar u dirtay degmooyin ka mid ah Galgaduud
Hayāadda maaraynta musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa xalay 116,5 tan oo raashiin kala duwan ah u dirtay Ceeldheer iyo Masaggawaay oo ka wada...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo gaaray Washington DC
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC, halkaas oo lagu qabanayo shirka xiliga...










