Wararka

Ciidanka Xoogga oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa hawgal ku dilay 9 xubnood oo khawaarij...

0
Bay:-Ciidanka Xoogga Dalka Iyo Kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa burburiyay Saldhig ay Khawaarijta kulahaayeen Tuulada Taflow oo 28km Dhanka Koonfur kaga beegan Degmada Berdaale...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabbilay Cabdillaahi oo guul taariikhi ah ka soo hooyay tartanka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah...

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo kulamo gaar ah la qaatay madaxweynaha Bangiga Adduunka iyo ku...

0
Washington DC: Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka guud ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika iyo...

Wasiirka arrimaha dibadda oo kulan la qaatay sii hayaha safiirka China ee Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay wakiilka Qaramada Midoobay

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho ku qaabilay, Wakiilka...

Wasiirka isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda oo xilka la wareegay

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Jaamac ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda mudane Maxamed Aadan Macallin...

Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday dugsiyada tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Jeneral Dhaga-badan, TurkSom iyo Jeneral Daa’uud, halkaas oo ay ka amba-baxayaan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka amniga caasimadda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Banaadir oo looga hadalay...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS oo qaabbilay safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta hoygiisa ku qaabbilay safiirka cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya...

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku guuleysatay abaal marinta Tabaruca Beirut

0
Koox ka tirsan dhallinyarada Soomaaliyeed oo si iskaa wax u qabso ah xeebaha magaalada Muqdisho uga sameeya howlaha nadaafadda ayaa kaalinta koobaad ka galay...