Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo soo xiray tartanka Qur’aanka kariimka ah ee bisha barakaysan ee Ramadan

0
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa masjidka Madaxtooyada kusoo xiray tartanka quraanka kariimka ah ee bisha barakaysan ee Ramadan. Tartankan oo ay sanadkii 13aad...

Soomaaliya oo qeyb ka ah shir ka dhacay UK kaas looga hadlay arrimaha gargaarka

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa dalka UK kaga qeyb galay shir ku saabsan sidii wadajir looga shaqayn lahaa dhisidda...

Shirkada diyaaradaha ee Egypt Air oo Duulimaadyo ka bilaabaysa Soomaaliya

0
Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa maanta qaabbilay wafdi ka socda Hay’adda Duulista Rayidka Dalka Masar iyo...

Golaha Baarlamaanka oo ka dooday cutubka-4aad ee dastuurka

0
Guddoonka Baarlamaanka ayaa shir guddoomiyay kulanka 26-aad ee wadajirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka JFS. Ajandaha kulanka maanta wuxuu ahaa dhammaystirka ka doodista cutubka...

Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay dhiggiisa Eriteriya

0
Asmara:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay fiidkii Aqalka Madaxtooyada magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki. Mudane Xasan...

Wafdi ka socda DFS oo ka qeyb galaya shirka Isbaheysiga Ciidanka Dalalka Islaamka

0
Wafdi ka socda dowlada Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Sareeye Guud Cabdiraxmaan Tuuryare ayaa gaaray magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga si ay uga qeyb...

Ra’iisul wasaare Xamse oo guddoomiyay kulan looga hadlayey amniga dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey amniga guud ee dalka, ciribtirka Khawaarijta iyo sidii loo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray dalka Ereteriya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw  safar shaqo ugu ku gaaray dalka Ereteriya oo ay tababar ku qaadanayaan qaar ka...

Madaxweynaha JFS oo Sagootiyey dhaawacyadii Hotel SYL oo loo qaaday Dalka Turkiye

0
Madaxweynaha JFS Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirro, Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale ayaa saaka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ka sagootiiyay 19 ka mid ah...

Israel oo dishay 12 ruux iyo Woqooyiga Gaza oo la geeyay gargaar

0
Ciidamada Israel ayaa woqooyiga Gaza ku dilay 12 ruux oo gargaar doon ah,xilli gawaari kolonyo ah oo sidday shixnad mucaawino ah la gaarsiiyay bartamaha. Weerarkan...