Wararka

Guddiyada Haweenka labada aqal ee Baarlamaanka oo la kulmay Haweenka bulshada rayidka Soomaaliyeed

0
Guddiyada Haweenka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xalay kulan is xog-waraysi ah la qaatay Haweenka bulshada rayidka Soomaaliyeed. Xubnaha Guddiyada Haweenka labada...

Taliyaha cusub ee guutada Abuu Dujaana oo xilka la wareegay

0
Taliye ku xigeenka ciidanka dhulka Jeneral Cabdullaahi Aaden (Cirro) ayaa xilka u kala wareejiyey taliyihii hore ee ciidamada guutada 27-aad ee Abuu Dujaana Gaashaanle...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulanka guud ee labada aqal

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 27-aad ee wadajirka ah ee labada...

Baarlamaanka labada Aqal oo ka doodaya cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah

0
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo wehliyaan ku-xigeennada labada aqal ayaa shir guddoomiyay kulanka 27-aad ee...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane, Xasan Macallin Maxamuud iyo Kuxigeenkiisa Mudane, Axmed Cabdiraxmaan Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Wakiilka...

Ciidanka Xoogga oo in ka badan 30 khawaarij ah ku dilay shabeellada hoose

0
-In ka badan 30 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qalabka sida  iyo saaxiibbada caalamka, kaasi oo ka dhacay deegaannada...

Taliyaha CXD oo faahfaahin ka bixiyay howlgallo culus oo ka socda gobollada dalka

0
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal ; Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgallo culus oo gobollada dalka ka bilowday. Wuxuu sheegay taliyuhu in ciidamada...

Tartamayaasha Degmada Laascaanood oo u gudbay wareegga 2-aad

0
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 10- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Laascaanoon,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...

Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay qeybo ka mid gobolka Banaadir

0
Hay’adda SoDMA ayaa markale deegaanka Garasbaaleey degmooyinka Xamar-jajab iyo Howlwadaag waxa ay gargaar ugu qaybisay 13,900 oo qoys oo iskugu jira danyar, barakacyaal iyo...

Ciidanka dowladda oo howlgallo la dhanka Khawaarijta ka sameeyey gobolka Mudug

0
Ciidanka dib u xoreynta deegaanka ee ka howlgala aagga degmada Xarardheere ayaa saakay qaaday howlgallo ay dhowr deegaan uga sifeeyeen maleeshiyaadka Argagixisada ah, si...