Hormuud Salaam Foundation oo maanta daah-furtay Mashruuca Afurinta Bisha Ramadaan
Hay’adda Samafalka Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta daah-furtay Mashruuca Afurinta Bisha Ramadaan oo ay soon qaad kasta deeqo cunno iyo lacago isugu darto ka...
Booliiska Jubaland oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Khawaarijta
Dhoobley:-Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose waxaa lagu qabtay Xasan Ibraahim oo ka mid ahaa saddex nin oo Janaayo 2023 gaari Hardtop ah kala...
Soomaaliya oo ka qeybgashay kalfadhiga 68-aad ee Qaramada Midoobay
Wafdi ay hoggaamineysay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuuquuqda Aadanaha JFS, Marwo H.E Amina Hassan Ali ayaa saaka ka qeybgashay kal-fadhigiisa 68-aad ee shirweynaha...
Taliyaha Ciidanka Boliiska oo ka qeybgalay Munaasabad lagu dhaariyay 300 askari
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa ka qeybgalay munaasabad maanta lagu dhaariyey 300 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed,...
Baarlamaanka JFS oo maanta bilaabay ka doodista cutubka 4aad ee Dastuurka KMG
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay ka Doodista cutubka 4-aad oo ka hadlaya Matalaadda Shacabka, Madaxa Koowaad(Mabaadii’da Guud ee Matalaadda Shacabka) iyo Madaxa...
Munaasabad lagu daah furay Mashruuc afurin dadka dantayar oo lagu qabtay Muqdisho
Munaasabadd Kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA, goobjoogna ay ka ahaayeen Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan,...
Bisha Ramadaan oo bilatay iyo dadka Falastiin oo wajahaya baahi iyo dagaal
Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadanimada dadka reer Falastiin UNRWA ayaa sheegtay in deegaan kasta oo Falastiin ah ay ka jiraan baahi iyo...
Fadaa’isha Bisha barakaysan ee Ramadan (MAQAAL)
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Xalay xaqiijisay in maanta ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, kadib markii Culimada Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ay Studiyaha...
Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saxiibada Caalamka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaana ay isku abaabulayen khawaarijta oo katirsan Shabeellaha Hoose.
Howlgalka ayay ciidanku ku dileen...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS oo Xarunta Degmada Hodan ka furay daadajinta doodaha...
Wasiirka Wasaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Gudoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgalinta Dastuurka Mudane Burhaan...










