Wasiirka Warfaafinta XFS oo isagoo ka wakiil ah madaxweynaha JFS ka qeyb galay aaska...
Zanzibar:- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daud Aweis Jama ayaa isagoo ka wakiil ah Madaxweyne Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Diinta dowladda Jabuuti
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Ahmed Macalin Fiqi oo ay wehliyaan wasiirro xukuumadda Federaalka ah, xildhibaanno BFS...
Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan la yeeshay Xildhibaan Fowsiyo oo u tartameysa xilka Guddoomiyaha...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud, oo ay wehliyaan wasiir ku xigeenka iyo xoghayaha Joogtada ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo hey’adda Interpeace oo kala saxixday is-afgarad ah oo la...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Soomaaliya iyo Hey’adda Interpeace ayaa maanta kala saxiixday isafgarad istaraatiiji ah oo la xiriira nabad-dhiska,...
Wasiirka Caddaaladda XFS oo qaabilay madaxweynaha hey’adda Interpeace iyo wafdi uu hoggaaminayo
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha hey’adda Interpeace Mudane Itonde Abraham Kakoma...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga
Ankara:-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ka dib markii uu dalka Turkiga uga qeyb...
ATMIS oo soo Gabagabeysay Wejigii 2-aad ee dhimista Ciidankooda (WARBIXIN)
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ATMIS ayaa dabayaaqadii bishii Janaayo soo gebagabeeyey Wejigii labaad ee dhimista ciidankooda, kadib markii ay dowladda Soomaaliya ku wareejiyeen...
Ciidanka taliska Abiye oo laga saaray magaalada Bahir-dar
xaalad kacsan ayaa laga soo warineyaa, magaalada Bahir Dar ee xarunta is maamulka Amxaaradda ee Itoobiya, ka dib dagaalo qaraar oo shalay ilaa saaka...
Madaxweyne Xasan oo ka hadlay halista damaca gurracan ee Ethiopia
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay ka qeyb-galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga ayaa ka hadlay mustaqbalka wanaagsan ee...
MAXAAD KA TAQAAN HAB-DHAQANKII RASUULKA (N.N.K.H)
Nabi Maxamad naxariis iyo nabad galiyo tushiisa ha ahaatee, waxaa uu ahaa mid habdhaqankiisu aad u wanaagsanaa, waxaa uu lahaa sifa kasta oo wanaagsan,...










