Madaxweyne Xasan Sheekh “waa in aan u istaagnaa kacdoon waxbarasho oo sare loogu qaadayo...
Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xarunta Madaxtooyada Qaranka kula hadlay 40 Arday oo helay deeq waxbarasho oo oo heer PhD...
Midowga Afrika oo isku raacay in Soomaaliya ay noqoto murashax u taagan kuraasta aan...
Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibedda) ee Midowga Afrika ayaa si buuxda isugu raacay in Soomaaliya ay noqoto dalka kaliya ee ka socda Bariga Afrika ee...
Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho ku qaabilay Kaaliya Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Afrika Molly Phee...
Kenya Airways oo dib u bilaabaysa duullimaadyadii Muqdisho
Nairobi:- Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa ka qeybgalay manaasabad xarigga looga jarayay Duulimaadkii ugu horeeyay ee Diyaaradda Kenya Airways...
Wasaaradda Caafimaadka oo qalab kala wareegtay Urur gobaleedka IGAD
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maryama Maxamed Xuseen ayaa agab Computer-ro ah kala wareegtey Urur goboleedka IGAD.
Munaasabadda lagula...
MW Xasan Sheekh oo bogaadiyey heshiiska tayeynta CXD ee ay wada saxiixdeen Soomaaliya &...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu saxiixayey heshiiska tayeynta Ciidamada Soomaaliyeed oo ay kala sixiixdeen Dowladaha...
Wasiir Biixi oo dalka Qatar uga qeyb galay shirka 131-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta Magaalada Qaahiro ee Caasimadda Dalka Masar uga qeyb galay shirka 131-aad ee Wasiirada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo faahfaahin ka bixiyey halka ay marayaan hawlgalada dalka looga xoraynayo...
Kismaanyo:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo goor dhowed Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaanyo oo ah Caasimadda ku meel gaarka...
Dowladda Soomaaliya oo Guddoomisay Shirar Hordhac u ah Kulanka Guud ee Midowga Africa
Addis ababa:-Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Guddoomisay Shirar Hordhac u ah Kulanka Guud ee Midowga Africa oo ka Furmay Addis Ababa.
Wasiiru Dawlaha ahna ku simaha...
Hawlgal ka dhan ah Khawaariijta oo ka dhacay Shabeellaha hoose
Marka: Hawlgal jab xoogan lagu gaarsiiyay Khawaarijta oo ay iska kaashadeen ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada caalamka yaaa ka dhacay tuulada Ugunji oo hoos tagta...










