Hay’adda maareynta musiibooyinka Oo 5,000 oo qos gaarsiisay gargaar
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta 5, 000 oo qos kana kooban Danyar, dad naafo ah iyo kuwa ka soo barakacay...
Madaxweynaha JFS oo kaga hadlay xaaladda dalka iyo halka ay marayaan howlaha hortabinta u...
Madaxweynaha JFS oo kaga hadlay xaaladda dalka iyo halka ay marayaan howlaha hortabinta u leh dowladda.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...
Ra’iisul wasaaraha Xamse oo ka qeyb galay afur wadareedka Sanadlaha ah
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS Xamza Cabdi Barre ayaa ku Muqdisho ku daahfuray Afur Wadareedka Sanadlaha Ee is Aragga Xukuumadda JFS Iyo Bulshada Qeybaheeda taasi...
Tansaaniya : Madaxda Caafimaadka XFS oo kaga qeybgalay shirka Horumarinta Siyaasadda Caafimaadka
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildh. Dr. Maxamed Xassan Maxamed Bulaale ayaa magaalada Zanzibar ee Dalka Tanzaaniya uga...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo gaaray Degmada Xaradheere
Taliyaha Ciidanka Milateriga Soomaaliya S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin Caddow iyo Wafdi saraakiil ah oo Hogaaminayay ayaa gaaray Degmada qadiimiga ah Ee xarardheere.
Taliyaha ayaa si...
Wasiirka Waxbarashada XFS oo shacbka Suudaan u rajeeyay nabad iyo barwaaqo
.Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka , midowga Jaamacadaha iyo culima’udiin ayaa xala ka qeybgalay kulan afurin ah oo ka dhacay xarunta Jaamacadda Imaamu Shaafici...
Golaha Ammaanka oo u codeynaya qaraar ka yimid Mareykanka oo la xiriira Gaza
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo jimco ah u codeynaya qaraar qabyo ah oo ka yimid Mareykan ,isla markaana ku baaqaya xabbad-joojin...
Degmooyinka Heliwaa iyo Xarardheere oo u gudbay wareegga 2-aad
Qeybtii hore ee Tartanka bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 22- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Xaradheere ,halka kooxdii...
116 Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhaxe ee Xamar & Xabsiga MBCC oo cafis...
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maanta Cafis Madaxweyne kusii daayay 116 Maxbuus oo ku xernaa Xabsiga Dhaxe ee Xamar iyo Xabsiga MBCC...
MW Xasan Sheekh oo daahfuray wajiga 2aad ee adeegga 5G
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay wajiga 2aad ee adeegga 5G, oo ay Shirkadda Hormuud ka hirgelisay Caasimadda iyo...










