Wararka

Xubno ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabad-sugidda koonfur Galbeed.

0
Taliska Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 6-Xubnood oo ka Tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabadsugidda...

In ka badan Boqol kun oo ka qaxay dagaallada ka socda Rafax ee u...

0
Dagaal culus ayaa ka socda dhulka koonfurta Gaza ee Rafah,iyadoo kooxaha Xamaas ay ridayaan gantaallo iyo hoobiyeyaal lala beegsanaayo ciidamada Israa’iil iyo taangiyadooda oo...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo bogaadiyey horumarka baaxadda leh ee dhanka ganacsiga ah ee ay...

0
Nairobi:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyey horumarka baaxadda leh ee dhanka ganacsiga ah ee ay gaareen Soomaalida ku nool...

Horjooge Siidoow oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay CXD ee ku sugan...

0
Horjooge Siidoow Cali Ibraahim oo ka tirsanaa Khawaarijta ku dhuumaaleysata deegaanada Koonfurta gobolka Mudug ayaa iska dhiibay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kadib markii...

NISA ayaa gacanta ku soo dhigtay 12 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta

0
Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed ayaa gacanta ku soo dhigay dhagarqabayaashii ugu badnaa oo ka...

Mareykanka oo hakiyay shixnad hub ah oo ku socotay Isra’el

0
Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa xaqiijiyay wararka sheegaya in Mareykanka uu hakiyay shixnad hub ah oo ku socotay Israa’iil, xilli maamulka madaxweyne Joe...

Dawladda Soomaaliya oo ka Qayb gashay Shir-weynaha Midowga Africa ee Bacriminta Beeraha

0
Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Beeraha ee XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo qayb ka ah wafdiga Dawlada Soomaaliya...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ku nool dalka Kenya, isaga oo uga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho uga qayb galay xuska maalinta midowga Yurub

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Munaasabadda Maalinta Midowga Yurub ayaa kaga mahad celiyay taageeradooda joogtada ah ee...

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo tababar u soo xiray hawlwadeeno ka tirsan bahda cadaaladda Galmudug...

0
Tababarka oo ahaa mid wadajir loogu qabtay xeer Ilaaliyaaasha iyo Dambi Baarayaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland ayaa waxaa soo agaasimay Machadka Tababarka Garsoorka...