Golaha warbaahinta Soomaaliyeed o soo saaray war-saxaafadeed
Golaha warbaahinta Soomaaliyeed ayaa soo saaray war-saxaafadeed ka kooban 8-qodob, kaas oo ay kaga hadlayaan ahmiyadda ay leedahay ilaalinta xuquuqda watiyaha iyo u hogaansanka...
Wasiir Biixi โ๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฒ๐๐ง ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐ซ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐๐ซ ๐๐ก ๐๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐ค๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐-๐ญ๐ข๐ข...
Wasiirka Maaliyadda XFS โ๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฒ๐๐ง ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐ซ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐๐ซ ๐๐ก ๐๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐ค๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐-๐ญ๐ข๐ข ๐๐ข๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐๐ ๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐๐๐๐ฒ ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐ฅ๐ ๐๐๐ซ-๐๐๐ซ ๐๐ก๐ข๐ ๐จ...
Raโiisul wasaare Xamse oo kulan la qaatay guddiga doorashooyinka Kenya
Nairobi : Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Kenya, ayaa...
Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Wasiirka Cadaaladda XFS oo Xafiiskiisa ku qaabbilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha QM
Ku-simaha Raysal Wasaaraha, ahna Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabbilay Ku-xigeenka Ergayga...
Wasiir Cali Xoosh oo shacabka ku boorriyay in ay u dhego-nuglaadaan farriimaha ku saabsan...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed si joogta ah loola wadaago...
Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo furay kulan ku saabsan dib-u-eegista qorshaha howlgelinta nidaamka aqoonsiga...
Wasiirkaย Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf Cali ayaa furay Kulanka wadatashiga Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir ee...
Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo yeelatay Afhayeen cusub
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa si loo dardargaliyo hawlgalada dib u xoreynta iyo dadaalada socda ee dalka lagaga ciribtirayo kooxaha...
Raโiisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya, ayaa kala hadlay kaalintooda ku...
Xafiisyada Hantidhowrka Soomaaliya iyo Sweden oo kala saxiixday heshiis is kaashi
Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane, Axmed Ciise Guutaale ayaa saxiixay Is-afgarad laba-geesood ah oo u dhexeeya Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Xafiiska Hantidhowrka...










