Wararka

MAXAY RAGGA SOOMAALIYEED UGU YAACAYAAN DALKA MAROOKO ?

0
Baraha bulshada waxaa qabsaday hadal hayn xoog leh oo ku saabsan in raga dhallinyarada ah ee soomaaliyeed ay u guurdoonteen hablaha dalka Marooko eek...

GANACSIGA GUURKA GALAY OO SII KORDHAYA KEENA.

0
Iyadoo soomaalidu ay la heyd dhaqan suuban oo la xiriira xaga guurka kaasoo ku saleysnaa habka miyiga iyo magaalada. Miyiga oo ku saleysnaan jiray bixinta...

XAD-GUDUBKA ITOOBIYA WAA MID SOO JIREEN AH

0
Weerarrada qaawan ee gardarrada ah ee itoobiya ma ahan mid soo bilowday  shalay iyo maanta ee waa wax ay caado u lahayd. Dowlad ku sheegga...

WAXAA LA SOO GAARAY MEESHII AAD UGA HARI LAHAYDEEN’ (WARBIXIN)

0
Sida ay xaqiijisay Haya’adda duulimaadyada Rayidka Soomaaliyeed  ayaa sheegtay in duulimaad Lambarkiisu yahay 8372 ee Ethiopian Airlines oo aan fasax haysan ay hawada ka...

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay dhammeystir dastuurka, hannaanka doorashooyinka iyo ciribtirka Khawaarijta

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si qoto dheer kaga hadlay dhaMmeystirka dastuurka, hanaanka doorashooyinka iyo halganka dalka lagaga xoreynayo Khawaarijta. Madaxweynaha...

Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Kenya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka kenya, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha...

Khudbadda Madaweynaha JFS ee ku aadan Xuska Maalinta Midowga Europe

0
Khudbadda Madaweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa ay u qorneyd sidatan”- Waxa aan filayaa in aad dhamaantiin wanaagsan tihiin, maadaama aan halkan oo ah magaalada Muqdisho...

R/Wasaare Xamza oo la kulmay xildhibaanada Soomaalida ee ku jira baarlamaanka Kenya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadaa Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maalmahan safar shaqo ku jooga Caasimada dalka Kenya ee Nairobi, ayaa maanta kulan...

Safaaradda Soomaaliya ee ugaanda oo ka qayb gashay tartan dhaqameed loo qabtay arday kala...

0
Mas’uuliyiin ka socday Safaaradda Soomaaliya ee Yugaanda ayaa ka qaybgalay tartan dhaqameed loo qabtay arday kala socotay 20 wadan oo ay ku jiraan kuwa...

Agaasimaha Guud ee Maaliyadda XFS “Arrimaha dhaqaalaha ee dalka waxaa laga sameeyey horumar badan”

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS Suleymaan Sheekh Cumar  oo manta ka qeybgalay barnaamijka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dowladdu ay dadaal ku bixisay...