Wararka

Soomaaliya iyo Britain oo ka wada hadlay tayaynta waxbarashada aasaasiga ah

0
London- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa ka qeybgalay Shirka Golaha Waxbarashada Adduunka ee ka socda Magaalada London. Wasiirka...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo la kulmay kuxigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali – Xoosh ayaa maanta kula kulmay xafiiskiisa kuxigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey...

Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku xukuntay dhagarqabe ka tirsanaa khawaarijta

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Ibraahim Aadan Maaddeey oo magaciisa Afgarashada dhinaca aragagixisaduna uu yahay “Cabdiraxmaan”. Dhagarqabe...

Dowladda Sacuudiga oo aad u adkeysay Kaararka Xujeyda ka qeyb galaysa Xajka sanadkan 1446/...

0
Riyadh- Dowlada Sacuudi Carabiya ayaa ka hortageysa dadka aan soo marin nidaamka saxda ah ee loogu talo galay in ay maraan dadka xajinaya. Waxaa soo...

Duqa Muqdisho oo qaabbilay danjiraha Emaaraatka ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Isutaga Imaaraatka...

Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xirnayd dalka Sacuudiga oo loo fidiyay cafis

0
Jeddah- Qunsulka guud ee Soomaaliya u jooga dalka Sacuudi Arabiya Danjire, Axmed Maxamuud Diiriye ( Macruuf ) ayaa sheegay in ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee...

Wasiiru dowlaha wasaaradda Tamarta XFS oo Indonesiya kaga qayb galay shirka madasha 10-aad ee...

0
Jakarta- Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheeyraadka Biyaha XFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa ka qayb galay shirka madasha 10-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo waqti la qaatay shacab Soomaaliyeed oo ku damaashaadayey xeebta liido

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa waqti la qaatay shacab Soomaaliyeed oo ku damaashaadayey xeebta liido. Booqashada Ra’iisul Wasaare Xamse...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay safiirka Ruushka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjiraha Ruushka ee dalkeenna Mudane Mikhail Golovanov ayaa kala hadlay...

Wasaaradda Xajka Sacuudiga oo ku boorisay xujeyda inay xili hore u diyaar garoobaan gudashada...

0
Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee Sacuudiga ayaa ku boorisay xujeyda sanadkan ee haysata visaha ama ogalaasha xajka ee mareegta NUSUK inay goor hore u...