Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Ceeldheer
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo qeyb ay ka yihiin madaxweynaha Galmudug, xildhibaanno, wasiirrada gaashaandhigga iyo arrimaha gudaha, taliyaha ciidanka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Xarardheere
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug, iyadoo halkaas si wayn loogu soo dhaweeyey.
Mudane Xasan Sheekh...
Guddoomiye Madaale: oo xalay booqday Suuqa Bakaaraha
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay kormeer shaqo ku tagay Suuqa ugu weyn ee dalka Soomaaliya...
Wasiirka maaliyadda XFS oo la kulmay Safiirka Dowladda Sweden u jooga Soomaaliya
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah kula qaatay xafiiskiisa Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya Mudane Joachim Waern.
Wasiirka...
NISA oo gacanta ku dhigtay laba dhagar qabe oo ka tirsan Khawaarijta
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay labo dhagar qabe oo ka tirsanaa Khawaarijta kuwaasi oo doonayay inay...
Beesha Caalamka oo soo dhaweysay dadaalka dowladda ee dhameystirka dastuurka
Beesha Caalamka oo si wayn u soo dhowaysay dadaalka Dowladda FS ay ku bixinayso dhamaystirka waxyaabaha muhiimka u ah dowlad wanaaga sida qabya tirka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah la qaatay danjiraha dowladda Shiinaha ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha muddo xileedkiisa diblumaasiyaseed uu dhammaaday ee Jamhuuriyadda Shacbiga ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay nuqulka rasmiga ah cutubyada dastuurka ee uu meelmariyay Baarlamaanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Nuqulka Rasmiga ah ee Wax-ka beddelka cutubyada 1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad ee Dastuurka...
Wasaaradda Maaliyadda XFS oo soo saartay fariin ku socota ganacsatada Soomaaliyeed
Fariin ka socota agaasinka Guud ee Dakhliga ee wasaaradda Maaliyadda.
Muwaadiniinta Soomaaliyeed. Agaasinka Guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda wuxuu ogeysiinayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed in la balaariyay...
Guddoomiye Maddaale: ayaa soo xiray tartanka Qur’aan akhriska Gobolka Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo gaba-gabeenayay Tartanka Quraan Aqriska Bisha Ramadaan...









