XUSKA MAALINTA AFKA CARABIGA
Afka Carabigu waa tiir ka mid ah dhaqamada kala duwanaanshaha aadanaha.
Waa mid ka mid ah luqadaha looga hadlo adduunka oo dhan, oo ay isticmaalaan...
WAA LAGAMA MAARMAAN IN LA HELO MIDDNIMO SOOMAALIYEED
Iyadoo muddo hore xilligii qeybsiga afrika la hoos ย geeyey, saddex gobol laba gobolna ay ka xorooben gumeysigii ayaa waxaa suurtagali weyday in la helo...
HOWSHA KEYDKA IDAACADDA RAADIYO MUQDISHO UU DIGITAL UGU BEDELAYO CAJALADIHII HORE EE GABOOBAY
Warbaahinta Qaramada Midoobay ee United Nations News ayaa warbixin dheer dhowaan ka qortay waxayna ku sheegtay in howshan ay hayaan shaqaale aad u karti...
Tartamayaasha Degmada Xarardheere oo u gudbay wareegga 3-aad
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaadayย 12-ย dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Xaradheeere,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...
๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฆ ๐๐๐๐๐ข ๐๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐ช๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐
Simaha Guddoomiyaha Aqalka Sare ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu weheliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mudane...
Wasiirro, xildhibaanno iyo Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay furitaanka xarunta cusub ee Gubadleey
Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda FS ayaa ka qeybgalay munaasabadda xarig jarka dhismaha xarun cusub oo ay ku gowlgali doonaan maamulka deegaanka Gubadleey.
Wasiir...
Japan oo dib u bilaabeysa maalgelinta la siiyo heyโadda UNRWA ee Falastiin u qaabilsan...
Japan ayaa qorsheynaysa in ay dib u bilowdo dhaqaalihii ay siin jirtay hayโadda Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka qaxootiga Falastiin ka dib markii Israel...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Danjiraha shiinaha ee soomaaliya oo yeeshay kulan muhiim ah
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur iyo Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane FEI Shengchao ayaa magaalada Muqdisho ku...
Tartamayaasha Laascaanood iyo Caabud waaq oo u gudbay wareegga 3-aad
Qeybtii hore ee Tartanka bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaadayย 10-ย dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Laascaanood ,halka kooxdii...










