SIFEYNTA KHAWAARIIJTU WAA CIBAADO
Khawaariij sideedaba waxaa la dhahaa burcad Diineed kuwaas oo si khaldan ugu fasira ugana dhaadhiciya dadka Diinta jacel balse aan aqoon badan u lahayn,...
HADDII LA HELO DERISEYN DEGMO IYO BOLIIS WADA SHAQEEYA WAX BADAN BAA AMNIGA ISKA...
Horta kaalay aan ku su’aale xamar waa imisa degmo, degma kastana waa imisa laamood, laan kastan waa imisa waaxood, waax kastana waa imisa fallar,...
QARAHA DALKEENA WUU KA BAXAA INTAAN FAA’IIDANA WAA LAGA HELAA (QEYBTA 1-AAD)
Xab-xabka ama qaruhu dhadhan ahaan waa mid macaan, Waxa ku jirta oo keliya 49 kaalori, iyo faytamiino Sida Faytamiin A, B Iyo C, Waxa kale oo ku jira Macdano ay ka mid yihiin Potassium iyo Megnisuin.
Faytamiin...
Khawaarijta oo Jab xooggan lagu gaarsiiyay Ceeldheer
Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed iyo Ciidammada Deegaanka ayaa saakay jab xooggan u geystay Maleeshiyada kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab oo waaberigii hore ee...
Sacuudi Carabiya oo shaacisay in dalkaasi ay gaareen 1.2 Milyan oo Xujey ah
Tawfiiq Al-Rabiah, Wasiirka Xajka iyo Cumrada Sacuudiga, ayaa shaaca ka qaaday in ku dhawaad 1.2 milyan oo xujey ah oo ka kala yimid dalal...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qeybgalay daahfurka xarunta taliska qeybta guud ee Trafiko.
Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daahfuray dib-u-dhiska iyo casriyeynta lagu sameeyey taliska qeybta guud...
Sheekh Aadan Madoobe oo sheegay in shirarka guddiga joogtada ee golaha lagu qaban doono...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Mudane Sheekha Aadan madoobe ayaa xalay kulan gaar ah Magaalada Kismaayo kula qaatay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam...
R/Wasaaraha Soomaaliya oo soo dhoweeyay xubinnimada soomaaliya ee golaha ammaanka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed guusha laga gaaray in Soomaaliya ay xubin ka noqoto Golaha Ammaanka...
Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay qodobbo khuseeyay arrimaha bulshada iyo iskaasgiga siyaasadda ee dibadda
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan todobaadle ah oo ay yeesheen ku meelmariyey qodobbo la xiriiray dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayey wada shaqeynta Booliska iyo Hey’addaha...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa shir guddoomiyay kulan weyne ay yeelanayaan Garsoorka, Xeer-Ilaalinta iyo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Kulanka waxaa ka qeyb...









