Wararka

Ku-simaha ra’iisul wasaaraha ahna ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo shir guddoomiyey shirka golaha wasiirrada

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo Heshiis Is-afgarad ee la...

Xoghayaha Jaamacadda Carabta oo soo dhoweeyey Safiirka Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka...

0
Xoghayaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Aboul Gheit ayaa Xarunta Jaamacadda Carabta ku soo dhoweeyey Safiirka J.F.S ee Masar ahna Wakiilka joogtadda...

Gaza:Israel oo dishay 32 ruux oo ku sugnaa goob iskuul ah

0
Ugu yaraan 32 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay dhinteen,halka  tobannaan kalena uu soo gaaray dhaawacyo,kadib markii Israel ay  weerar xagga cirka ah...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed, Han Duck-soo, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka...

Wasaaradda waxbarashada XFS oo shaacisay xilliga la qaadayo Imtaxaanka Fasalka 12-aad ee dugsiyada

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS ayaa shaacisay xilliga u si rasmi ah u furmayo qorshaha lagu galayo Imtixaanka Fasalka 12-aad ee...

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo xoojinaya iskaashigooda dhinaca duulista

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa Talaadadii shalay qaabishay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Danjire Karin...

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo maanta xukun ku ridday xubin ka tirsan khawaarijta

0
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta 8 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Maxamuud Maxamed Macalim “Karaama” 8 Sano oo xabsi...

Duqa Muqdisho: Adduunka dhan ayay saameeyeen baraha bulshadu laakiin dowladaha waa weyn way xakameeyeen

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in dhibaatada ay baraha bulshadu ku hayaan Caalamka oo idil ay...

Wasiir Mukhtaar Roobow oo sheegay in labo sano oo ay maamulayaan adeegga Xajka aanu...

0
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali oo kulan kula yeeshey magaalada Barakaysane ee Makah Almukaramah ee Sucuudi Carbiya, xubnaha guddiga adeegga...

Ra’iisulwasaare ku-xigeenka XFS oo gaaray Jowhar

0
Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle. Mudane, Saalax...