Wararka

Madaxweynaha Galmuduga oo guddi u magacaabay xal u raadinta colaadda ka jirta waqooyiga Galgaduud

0
-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa guddi ka kooban shan wasiir u magacaabay xal u raadinta colaadda u dhaxaysa beelaha...

Guddoomiyaha Golaha shacabka BJFS oo guddoomiyay kulanka guddiga joogta oo ka dhacay Kismaayo

0
Kismaayo- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo maanta...

Wasiirka shaqada XFS oo Geneva kula kulmay Agaasimaha Guud ee Ururka Shaqaalaha Caalamiga

0
Geneva- Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cilmi Ibraahim, ayaa kulan kula qaatay Magaalada Geneva Agaasimaha Guud ee...

Dowaladda oo baaq kasoo saartay colaadda sokeeye ee ka taagan qeybo ka mid ah...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya degaanka Laan dheer ee u dhexeeya Caabudwaaq iyo Xeraale oo waqooyiga Galgaduud. Wasaaradda arrimaha...

Ciidanka xoogga dalka oo Bay ku dilay horjeege sare

0
Wasiirka Wasaaradda Amiga maamulka Koonfur Galbeed, Xasan Cabdulqaadir Maxamed ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Koofur galbeed ay dileen horjooge sare...

Duqa Muqdisho oo soo dhoweeyay guulaha is-daba joogga ah ee ay gaartay dowladda FS

0
-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Madaxda Qaranka ugu mahad celiyay guulaha isdaba joogga ah ee ay...

Diyaaradda Air Egypt oo duullimaad ka billaabaysa Muqdisho

0
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda duulista dalka Masar ayaa lagu shaaciyay in Diyaaradda Air Egypt ay Soomaaliya ka billaabeyso duullimaad ay todobaadkii 2...

IIMAANKA IYO WAXYAABAHA KOBCIYA

0
Kow: Quraanka, Aqri Quraanka, Baro macnihiisa, fahan Xikmadaha Alle SWT uu inoogu sheegayo, fuli wax kasta oo Alle ina farayo ee Quraanka ku xusan....

CABSIDA ALLE AYAA IF IYO AAKHIRABA LAGU BADBAADAA (QEYBTA 1-AAD)

0
Allaah ka cabsigu waa darajo aad u sareysa oo aanu gaari karin qofka ku dheehan xumaanta kana fog wanaaga, sidaa daraadeed, Ruuxa Muslimka ahi...

TUBTA LOO MARO HORUMARKA IYO NABADDA

0
Soomaalidu waxay ku maahmaahda talo adigaa ku nool ee ayadu kuguma noola haddii talo wanaagsan la waayo wixii la qabtaahi waa talo xumo. Waxaa muhiim...