Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo loo doortay madaxa Ergada Afrika ee Nairobi
Nairobi- Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee UNON, UNEP & UN-Habitat, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa loo...
Dowladda Ruushka oo ugu hambalyeysay Soomaaliya ku biirista Golaha Ammaanka
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Ruushka, Maria Zakharova, ayaa sheegtay in ay ugu hambalyeynayso Dowladda Soomaaliya ku biirista Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Zakharova...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Kismaayo kusoo xiray Shirka Guddiga jootada ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka banbaxa guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo maanta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Safar Shaqo ugu ambabaxay dalka Norway
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Norway, halkaas oo uu ku tagi doono booqasho shaqo oo muddo...
Wasiirka Cadaaladda XFS oo dahfuray bilaabidda la tashiyada Dadweyne ee cutubyada 5-aad iyo 9-aad...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macalim oo kulan fogaan arag ah la yeeshay wasiirada Dastuurka ee dowladaha xubnaha ka ah...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS iyo Ergeyga gaarka ah ee arrimaha xasilinta oo ka wada...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee XFS Mudane Abdullahi Sheikh Ismail – Fartaag iyo Ergeyga gaarka ah ee xasilinta iyo ilaalinta rayidka Madaxweynaha Cumar Xaashi...
Mas’uuliyiin katirsan Galmudug oo gaaray Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka howlaha guud ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Dhiblaawe oo ay wehliyaan maamulka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa saakay gaaray...
Qaramada Midoobay oo mar kale ku baaqday in la joojiyo waxyeelleynta dadka rayidka ee...
Madaxa gargaarka Qaramada Midoobay ayaa Sabtidii walaac ka muujiyay weerar ay Israa’iil ku qaadday xerada qaxootiga ee Nuseirat ee bartamaha marinka Qaza, halkaas oo...
Wasaaradda Amniga Gudaha XFS oo ku baaqday in la joojiyo Colaad Sokeeye oo...
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaanka Laandheer ee waqooyiga Galgalduud, waxayna laamaha ammaanka...
DOWLAD WAA MIDDA DADKEEDU MAHDIYO (WARBIXIN)
Kal fadhiga 78-aad ee Qaramada Midoobe ayaa Soomaaliya loogu doortay xubinimo aan joogta aheyn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waa markii labaad mudo...










