Wararka

Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, oo Shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre. Shirka...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Turkiga oo magaalada Ankara kaga qeyb galay munaasabad qado sharaf...

0
Ankara: Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Mudane Fatxudiin Cali Maxamed ayaa shalay ka qeyb galay munaasabad qado sharaf ah oo uu...

Liibaan oo sheegay in Khawaarijta looga daba tagi doono ilaa degaannada Jowlo

0
Ceeldheer: Ciidamada deegaanka ee ku sugan koonfurta gobolka Galgaduud ayaa xaqiijiyay in ay aad ugu niyad san yihiin dagaalka ka dhanka ah kooxda Khawaarijta...

Wasiirka Caafimaadka oo booqashooyin ku tagay qeybaha kala duwan ee Caafimaadka magaalada Baydhabo

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Aden oo howlo Shaqo u joogey Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur-galbeed...

Wasiir Fiqi oo la kulmay xoghayaha guud ee OIC

0
Jiddah: Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS musane Axmed Macallin Fiqi ayaa magaalada Jiddah ee dalka boqortooyada Sucuudiga kulan kula yeeshay xoghayaha guud ee ururka...

Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha

0
Shirka horumarinta maaliyadda dalka ee u dhexeeyay wasiirada maaliyadda heer federal iyo heer dowlad-goboleed oo uu wejliyo gobolka Banaadir ayaa maanta looga dooday sidii...

Ra’iisul wasaare Xamse oo guddoomiyey shir ku saabsan u diyaargarowga shirka COP 29

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey u diyaar garowga shirka caalamiga ah ee COP 29,...

Dowladda Soomaaliyeed oo Nus malyuun lacag ah ku taageeraysa dhibanayaasha weerarki Liido

0
Wasiirka Warfaafinta ee XFS Daud Aweys Jaamac ayaa sheegay in DFS ay ku deeqeyso nus malyuun dollar oo wax laga qabanayo daryeelka caafimaadka ee...

Wasiirka Aw-qaafta Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka 9-aad ee Wasaaradaha Arrimaha Diinta

0
Makka Al-Mukarama- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Owqaafta XFS Mudane Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa Magaalada Makka Al-Mukarama ee dalka Sacuudiga uga qeyb...

Wasiirka Amniga XFS oo tababar usoo xiray cutubyo ka mid ah ciidanka Booliska

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi  Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa tababar usoo xirey qaar ka mid ah ciidanka Boliiska gaarka ah ee...