Wararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir degdeg ah oo ay laamaha amniga kaga arrinsanayeen weerarkii argagixisada Khawaarijta Al Shabab ay ku qaadeen...

Xildhibaan Cabdisamad oo dhagax-dhigay ceel biyood laga hirgaliyay Gal-gaduud

0
Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa dhagax-dhigey ceel biyood laga hirgaliyay tuulloyin hoostaga deegaanka Gadoon ee Gobolka Galgaduud. Xildhibaanka oo ka...

Ciidanka Xoogga iyo kuwa ATMIS oo howlgallo ka fuliyay Degmada Baraawe

0
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa ATMIS ee fadhigoodu yahay magaalada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay deegaanada ku...

Wasiir Khadiijo Al-makhzoumi”Dadka Soomaaliyeed waa inay xil iska saaraan ilaalinta deegaanka”

0
Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada XFS Qadiijo Maxamed Al-Makhzumi ayaa habeenimadii xalay Magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlaayey waxqabadka Wasaaradda ee...

Dadaallo xabbad-joojin ah oo socda iyo Isra’el oo duqeysay bariga Qaza

0
Hogaamiyayaasha Qatar, Masar iyo Maraykanka ayaa ku casuumay Israel iyo Xamaas inay 15ka Agoosto dib u bilaabaan wadahadalada xabad joojinta oo hakaday marar badan. Bayaan...

Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaannada Soomaaliya iyo Luxembourg oo la magacaabay

0
Guddoomiyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga saaxiibtinimada ee baarlamaannada Soomaaliya iyo Luxembourg. Waxaana xubnana guddiga ay kala yihiin: 1-Xildhibaan Aweys Maxamed...

Cidamada Ilaalada Xeebaha Soomaaliya oo dhoola-tus soo bandhigay

0
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Soomaaliya iyo Hawlgalka Midowga Yurub ee loo yaqaan (ATALANTA Operations) ayaa si wada jir ah u sameeyey layliga loo soo gaabiyo...

Qodobbo muhiim ah oo ka soo baxay shirka horumarinta hannaanka Maaliyadda

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirkii Wasiirada Maaliyadda ee heer Federaal, heer dowlad-goboleed iyo maamulka gobolka Banaadir, kaasoo socday muddo saddex cisho...

La-taliyaha Amniga Qaranka “Howlgalka cusub waxa uu taageero muddo kooban siinaya CQS”

0
La-taliyaha Amniga Qaranka mudane Xuseen Macalin ayaa sheegay in howlgalka ATMIS uu ku egyahay dhamaadka sanadkan isla markaana uu howlgalka cusub uu noqon doono...

Wasiir Fiqi oo ka qeyb galay shir looga hadlay xasuuqa ay Isra’el ku heyso...

0
Jeddah: Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qeyb galay shirka aan caadiga ahayn ee Guddiga Fulinta ee heer wasiirro...