Wararka

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qeybta Galmudug oo gaaray Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta Galmudug Gaashaanle Dhexe Cabdullaahi Abuukar Xasan ayaa gaaray Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, isagoo halkaas u tegay xalinta...

Guddiga horumarinta adeegga bulshada ee BJFS oo kulan su’aalo weydiin ah la qaatay guddiga...

0
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa Villa Hargeysa kulan su’aalo weydiin ah kula qaatay Guddoomiyaha Guddiga Qaranka...

Dab khasaare hantiyadeed geystay oo ka kacay suuqa wayn ee Jowhar

0
Dab xoggan oo geystay khasaaro hantiyeed ayaa saakay hore ka kacay suuq wayn ee magaala Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle. Maamulka magaalada Jowhar oo kaashanaya...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ku guuleysatay shahaadooyin caalami ah

0
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa ku guuleysatay saddex shahaado oo caalami ah oo uu bixiyo ururka caalamiga ah ee ISO. Munaasabad lagu soo bandhigay seddexda shahaado...

Wasiirka arrimaha Dibadda iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Turkiga

0
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo ah sabti u ambabaxay caasimadda dalka...

Guddiga dib u eegista Dastuurka ee BJFS oo ka dooday dib u eegista cutubyada...

0
Xubnaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurka BJFS oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah ee ay u xilsaaran yihiin ayaa maanta shir...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kormeer ku tagay kulliyadda Jaalle Siyaad

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo uu wehliyo taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle iyo saraakiil kale oo ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Horay ayaan dalkaan Madaxweyne uga soo noqday kursigana iskuma dhajin.”

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay mas’uuliyiin kala duwan ee Dowladda iyo kuwa maamul gobolleedyada in ay u istaagaan...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Dagaalka Khawaarijta ma istaagayo ilaa laga xoreeyo guud ahaan dalka”

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimacaha kaga hadlay dardargalinta dagaalka Khawaarijta looga ciribtirayo deegaannada kooban ee ay kaga harsan...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo booqday xarunta guud ee INTERPOL

0
Lyon: Wafdi uu hoggaaminaayo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta booqday xarunta guud ee INTERPOL oo ku taala magaalada Lyon...