Wararka

Madaxweynaha Jubaland oo bogaadin ugu tagay ciidankii dhowaan Khawaariijta ku laayey Buulo-xaaji

0
Kismaayo: Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho dhiiri galin ah ugu tagay Ciidamada Darawiishta Jubaland gaar ahaan guutada Birjeex...

Wasiirka xanaanada xoolaha oo Rome kula kulmay madax ka tirsan hay’adda FAO

0
Wasiirka wasaaradda xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa dowladda FS mudane Xasan Xuseen Maxamed iyo wafdi uu Hogaaminaayo oo safar shaqo u jooga dalka Talyaaniga...

Wasiirka cadaaladda iyo Dastuurka oo qaabilay mas’uuliyiinta ururka Baraarugga Bulshada Banaadir

0
Wasiirka wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS Mudane 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay masuuliyiinta Ururka Baraarugga Bulshada Banaadir (BBB) oo u...

Shir looga hadlayo hergelinta hanaanka diiwaangelinta ganacsiga oo Kismaayo ka furmay

0
Munaasibad ballaaran oo ku saabsan daahfurka hanaanka diiwaangelinta ganacsiga Soomaaliya oo ay ka qaybgaleen wasiirka wasaaradda ganacsiga dowladda FS iyo wasiirada ganacsiga dowlad goboleedyada...

Safiirka Soomaaliya u jooga Turkiga oo booqday Jaamacadda Cilmiga Badaha Turkiga ee Çanakkale 18...

0
Ankara- Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Turkiga Danjire Fatxudiin Cali Maxamed ayaa booqasho ku tagay Jaamacada Çanakkale 18 Mart, qaybta cilmiga badaha iyo kalluumaysiga...

Ciidanka Xoogga dalka oo xubno ka tirsanaa Khawaarijta ku laayay Bakool

0
Xuddur- Ciidanka Xoogga dalka ayaa Sagaal ka tirsan khawaarijta ku dilay degaanka Abag-Beeddey oo 20 km dhanka Bari kaga beegan magaalada Xuddur ee xarunta...

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shir ku saabsan sare u qaadidda Dakhliga Dowladda hoose

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo loogu hadlay sare u qaadidda...

Golaha Shacabka BJFS oo maanta Muqdisho ku yeelanaya kulan aan caadi aheyn

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeelanaya kulan aan caadi ahayn, kulankaas oo uu ka qayb geli doona Guddoomiyaha Baarlamaanka Urur...

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo sheegtay in ay korortay tirada dhimashada khawaarijta lagu laayay Jubbaland

0
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Labo X/le Sheekh Abuukar Maxamuud oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay sii korortay tirada dhimashada iyo maxaabiista laga...

Horjooge ka tirsan Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

0
Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa saacadihii lasoo dhaafay isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Buula -Mareer ee...