Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka shaqada Soomaaliya
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka shaqada Soomaaliya.
Hindisahan oo gacan tag ahaa ayaa waxaa ogolaatay 138-Xildhibaan,...
Xukuumadda FS oo Nus Milyan doollar ugu deeqday ehelada dadkii ku waxyeelloobay weerarkii ay...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa $ 500,000 ugu deeqay ehelada dadkii ku waxyeelloobay weerarkii ay dhowaan khawaarijtu ka geysatay Xeebta Liido, kadib kulan...
Yaxye Sinwar waa Nin ceynkee ah ?
Yahya Ibrahim Hassan Sinwar ayaa dhawaan loo doortay Hoggaamiyaha dhinaca siyaasadda ee Ururka Xamas, kadib markii uu geeriyooday Hoggaamiyihii hore, Yaxya Sinwar oo ahaa...
Degmada Ceel-dheer oo ka soo kabanaysa dib u dhacyadii ay u geysatay khawaarijta
Degmada Ceel-dheer ee gobolka Galgaduud ayaa laga dareemayaa dib usoo kabasho dhan walba ah, ka dib markii dhowaan laga xoreeyay kooxda khawaarijta oo cadaadis...
Golaha wasiirada XFS oo caawa yeeshay Kulan Deg deg ah
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa yeeshay shir deg-deg ah oo looga hadlayey...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo gaaray Sucuudiga
Jiddah: Wasiirka arrimaha dibadda XFS mudane Axmed Macallin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jiddah ee dalka boqortooyada Sucuudiga, halkaas oo ay...
Dowladda Soomaaliya oo dayactirtay Ceel-biyoodka deegaanka Daaru-nimca
Ruunnirgood: Wasaaradda tamarta iyo khayraad biyaha dowladda FS oo kaashanaysa Hay’adda UNICEF iyo shirkada Dalsan Construction ayaa dayactir balaaran ku sameeyay Ceel-biyoodka deegaanka Daaru-nimca...
Hay’adda NISA oo Muqdisho ku qabatay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta
Ciidanka hay’adda nabad sugidda Qaranka ee NISA ayaa hawlgal ay magaalada Muqdisho ka fuliyeen waxay ku qabteen afar dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, kuwaas...
Wasiir Biixi oo Muqdisho ka furay shir muhiim ah oo ku saabsan nidaamka maaliyadda...
Wasiirka maaliyadda xukumadda federal ka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay kulankii 22-aad ee shirka wasiirada maaliyadda dowladda Federaalka...
Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay Horjooge ka tirsan Khaewaarijta
Dhuusamareeb- Howlgal qorshaysan oo ciidamada ammaanka ka fuliyeen Gobalka Galgaduud ayaa lagu qabtay Horjooge Idiris Maxamed Sheekh oo hadda ahaa horjoogaha uruuriya lacagaha baadda...










